Daryeel show

Daryeel show Halkaan waxaad ka heli kartaa talooyin caafimaad iyo mawduucyo kala duwan oo quseeya nolosha.

Ma og tahay in Salaadii Ugu horeysay ee Nebigu(SCW)uu tukado ay ahayd salaadda duhur?
18/10/2026

Ma og tahay in Salaadii Ugu horeysay ee Nebigu(SCW)
uu tukado ay ahayd salaadda duhur?

18/10/2026

Ma og tahay sadexdaan shay oo aad si joogto ah u samayso in ay kugu keenayaan hurdo xumo iyo daal.

Ma ogtahay in DNA-guyahay sheyga ugu yareejirkaqofka, kaas oo haya dhammaan macluumaadka qofka?
18/10/2026

Ma ogtahay in DNA-guyahay sheyga ugu yareejirka
qofka, kaas oo haya dhammaan macluumaadka qofka?

MaogtahayinsajuuddaaytahayxiriirkaugudhoweeadoonkaiyoAlle(SWT)?
17/10/2026

Maogtahayinsajuuddaaytahayxiriirkaugudhowee
adoonkaiyoAlle(SWT)?

Su'aal diini ah.
17/10/2026

Su'aal diini ah.

Su’aal, Sheeg Xagee Buu Ku Aasan Yahay Rasuulkeena (NNKH)?
17/10/2026

Su’aal, Sheeg Xagee Buu Ku Aasan Yahay Rasuulkeena (NNKH)?

17/10/2026

Ma ogtahay in meeraha Mercury uu yahay kan ugu dhow qorraxda, balse aan ahayn midka ugu kulul?
Haa, waa sida aan ku sheegay akhristoow!

Inkastoo meeraha Mercury uu yahay kan ugu dhow qorraxda, haddana ma aha midka ugu kulul. Venus ayaa ah kan ugu kulul meerayaasha qorraxda ku wareegaya. Sababtu waa jawiga Mercury oo aad u khafiif ah, taasoo aanu saamaxin inuu diirimaadka qorraxda hayo.

Mercury wuxuu leeyahay jawi aad u dhuuban oo hawlo ah (exosphere), taasoo uusan kuleylka ku hayn karin sida Venus oo kale. Dhanka kale, Venus wuxuu leeyahay jawi aad u cufan oo ka kooban carbon dioxide iyo daruuro sulfuric acid ah, kuwaasoo u suurtageliya inay kuleylka qoraxda xajin karaan, isla markaana abuuraan saamayn kuleyl oo xooggan ama waxa loo yaqaano (greenhouse effect).

Su'aal: Wiil ayaa aabbihiis ku yiri: da’daada maanta waa saddex laabka da’dayda, laakiin laba iyo toban sano ka dib da’d...
17/10/2026

Su'aal: Wiil ayaa aabbihiis ku yiri: da’daada maanta waa saddex laabka da’dayda, laakiin
laba iyo toban sano ka dib da’daadu waxay noqon doontaa laba laabka da’dayda.
Sheeg da’da wiilka iyo da’da aabbaha?

Subax wanaagsan dhamaan.
17/10/2026

Subax wanaagsan dhamaan.

Ma ogtahay:
16/10/2026

Ma ogtahay:

Address

Jam Street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share