28/07/2026
Sonkorowgu maaha ciyaar — waa digniin nolosha kaa rabta feejignaan!
Cun cunno sax ah, jimicsi joogto ah samee, sonkorta dhiiggana la soco ka hor inta uusan cudurku kaa adkaan. Caafimaadkaaga maanta ilaali, berrina adigaa mahadin doona nagala soxarir 0796 668972