Home Of Health

Contact the business

Home Of Health just do it

10/09/2026

🩺 HOME OF HEALTH
Ma la noolaan karaa xanuunka sonkorowga? Haa, waa la noolaan karaa haddii si sax ah loo ogaado loona daweeyo.
Xanuunka sonkorowga waa cudur saameeya heerka sonkorta dhiigga, laakiin ogaanshaha h**e iyo daryeelka joogtada ah waxay ka caawiyaan bukaanka inay ku noolaadaan nolol caafimaad leh.

Calaamadaha sonkorowga waxaa ka mid ah:
βœ… Harraad joogto ah.
βœ… Kaadi badan, gaar ahaan habeenkii.
βœ… Miisaanka oo si degdeg ah u dhaca.
βœ… Daal iyo tabar-darri.
βœ… Aragga oo daciifa ama cawlan.
βœ… Nabarrada oo si tartiib ah u bogsada.

Ha iska indho tirin calaamadahan. Baaritaan h**e wuxuu ka hortagi karaa dhibaatooyin halis ah, wuxuuna kordhiyaa fursadda daaweyn iyo daryeel wax ku ool ah.

πŸ‘©β€βš•οΈOgaanshaha h**e wuxuu kordhiyaa Fursadda daaweyn iyo daryeel wax ku ool ah.

πŸ“ Home Of Health – Waxaan bixinnaa adeegyo caafimaad iyo talooyin lagu ogaado laguna maareeyo sonkorowga.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0615133399
Home Of Health – Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna. πŸ’™

27/08/2026

🩺Home Of Health
🌿 SPIRULINA – Tamarta iyo Nafaqada Jirka! πŸ’ͺ

Spirulina waa cunto nafaqo badan leh oo ka kooban protein, iron, vitamins iyo minerals. Waxay ka caawin kartaa jirka helitaanka nafaqo muhiim ah iyo taageeridda tamarta iyo caafimaadka guud. πŸ₯€πŸ’š

πŸ‹οΈβ€β™‚οΈ Ku habboon dadka jimicsiga sameeya iyo qof kasta oo doonaya nafaqo dheeraad ah.

πŸ“ž Dalbo hadda: 0615133399
πŸ“ Nagala soo xiriir adegg tayo leh

28/05/2026

πŸ€• Madax xanuun joogto ah ma ku hayaa?

Home Of Health waxaan kuu haynaa daweyn iyo talooyin caafimaad oo kaa caawin kara:
βœ”οΈ Madax xanuunka joogtada ah
βœ”οΈ Daalka iyo walbahaarka
βœ”οΈ Xanuunka neerfaha
βœ”οΈ Hurdo la’aanta la xiriirta madax xanuunka

Caafimaadkaaga mudnaan sii maanta. La tasho khubaro caafimaad oo diyaar kuu ah adeeg tayo leh.

πŸ“ Home Of Health
πŸ“ž 0615133399

Nala soo xiriir si aad u hesho daryeel caafimaad oo wanaagsan.

07/05/2026

🚹 Xalka Biyo Baxa Degdega ah
Ma dareemeysaa in biyo baxa degdega ah uu saameyn ku yeeshay kalsoonidaada iyo noloshaada guurka?
Waxaa jira xalal caafimaad oo lagu caawin karo. βœ…
πŸ“ Home Of Health
Waxaan bixinaa:
La-talin caafimaad
Baaritaan sax ah
Daaweyn iyo talooyin waxtar leh
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0615133399
πŸ”’ Sirtaada waa la ilaalinayaa
πŸ’™ Caafimaadkaaga waa mudnaanteena

08/04/2026

Ma la ildaran tahay cudurka babasiirka (hemorrhoids)?
Home Of Health waxay kuu haysaa xal caafimaad oo la isku halayn karo!

Waxaan bixinaa talooyin iyo daweyn kaa caawinaysa:
βœ”οΈ Xanuunka kaa dejinaysa si aad u hesho nafis degdeg ah
βœ”οΈ Bararka iyo cuncunka si tartiib ah u yareynaysa
βœ”οΈ Dhiig-baxa xakameynaysa oo ka hortagaysa inuu soo noqdo
βœ”οΈ Noloshaada caadiga ah si fudud ugu soo celinaysa

Caafimaadkaaga waa mudnaanteena koowaad πŸ’š
Ha sugin ilaa ay dhibaatadu sii badato!

πŸ“ž Nagala soo xiriir WhatsApp: 0615133399
πŸ“ Home Of Health – Halka caafimaadkaaga laga ilaaliyo
Fadlan la wadaag si uu u gaaro qof kale oo u baahan πŸ™

22/03/2026

⚑ xanuunka Thyroid -ka oo daawo lo helay – Dilaaga Qarsoon dumarka ! ⚑

Qanjirka Thyroid waa qanjir yar, laakiin haddii uu shaqadiisu khaldan tahay wuxuu halis gelinayaa caafimaadkaaga – gaar ahaan dumarka!

🚩 Calaamadaha aad isku arki karto

βœ… Miisaankaga Isbeddela : Kordhitaan ama hoos u dhac degdeg ah.
βœ… Daal & Tamardarro: Aad u daala, xitaa markaad huruddo.
βœ… Wadne Garaac: Degdeg ama gaabis xad-dhaaf ah.
βœ… Timaha & Maqaarka: Timo daadasho, maqaarka oo qallala.
βœ… Maskaxda: Xasuusta oo daciifta, niyad jab ama walbahaar.

🌱 Xalkaga waa diyaar !

Waxaan kuu haynaa dawooyin dabiici ah oo tayo sare leh si oo ka ciribtirayaan xanuunka thyroid-ka.

πŸ“ž La Soo Xiriir Hadda!\

πŸ“² https://wa.me/+252615133399

πŸ“² https://wa.me/+252615133399

πŸ’š Caafimaadkaaga waa hantidaada ugu weyn – Ha sugin fursadaan !

19/10/2022

Welcome To Home Of Health

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Home Of Health posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Home Of Health:

Shortcuts

Share