Akhuuna Hospital

Akhuuna Hospital Akhuuna Hospital is a premier healthcare institution committed to providing comprehensive medical services to our community. Our hospital operates 24/7,

Ilkahaaga ha sugin ilaa ay cabasho bilaabaan!Dhoolla-caddayn qurux badan waxay ka bilaabataa daryeel ilko oo wanaagsan.H...
04/11/2026

Ilkahaaga ha sugin ilaa ay cabasho bilaabaan!

Dhoolla-caddayn qurux badan waxay ka bilaabataa daryeel ilko oo wanaagsan.

Ha sugin xanuunka inuu ku xusuusiyo dhakhtarka ilkaha! 😂

AKHUUNA HOSPITAL – Caafimaadkaaga waa mudnaantayada.

゚viralシfypシ゚viralシalシ

03/11/2026

Keerow Macallin Kaloob, oo ka mid ah macaamiisha Akhuuna Hospital.

Wuxuu ka mid yahay dadka nagu kalsoon, kuna qanacsan adeegyada caafimaad ee uu ka helo isbitaalka.

Akhuuna Hospital Caafimaadkaaga waa mudnaantayada.

Near Berdale Village, Baidoa – Somalia
613006400 | Call Center: 2570

✨

03/11/2026

Ibrahim Mohamed Isack, oo ah walaalka bukaanka, kaga warbixinayo adeegga wanaagsan, daryeelka iyo shaqada hufan ee ay u qabteen bukaankiisa shaqaalaha Akhuuna Hospital.

Waxaan uga mahadcelineynaa kalsoonida uu nagu qabo iyo qiimeynta wanaagsan ee uu ka bixiyey adeegyadeenna.

AKHUUNA HOSPITAL – Daryeel tayo leh, adeeg hufan iyo naxariis.

✨

31/10/2026

AKHUUNA HOSPITAL | WACYIGELIN CAAFIMAAD

Hepatitis A, B, C & D – Cagaarshowga

Dr. Abdullahi Mohamed Abdullahi oo sharxaya cudurrada Hepatitis A, B, C iyo D, sida ay u kala duwan yihiin, qaababka ay ku kala gudbaan, calaamadaha lagu garto iyo hababka looga hortago.

Ogow cudurka, iska ilaali faafitaankiisa, ilaali caafimaadkaaga!

AKHUUNA HOSPITAL – Caafimaadkaaga ayaa mudnaanteenna koowaad ah.

Daawo muuqaalka, la wadaag bulshada, kana faa’iidayso wacyigelintan caafimaad.

AKHUUNA HOSPITAL
Near Berdale Village, Baidoa – Somalia 613006400 | Call Center: 2570

AKHUUNA HOSPITAL | Jumco Wanaagsan- Dhamaan Muslimka Dunida ku Nool Gaar ahaan Magaalada Baydhawa                       ...
30/10/2026

AKHUUNA HOSPITAL |
Jumco Wanaagsan- Dhamaan Muslimka Dunida ku Nool Gaar ahaan Magaalada Baydhawa
゚viralシfypシ゚viralシalシ

Jimco Mubaarak!Ilaahay ha inoo barakeeyo Jimcahan, hana ina siiyo caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Aamiin!  Akhuuna Hospit...
23/10/2026

Jimco Mubaarak!

Ilaahay ha inoo barakeeyo Jimcahan, hana ina siiyo caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Aamiin!

Akhuuna Hospital – Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna!

Baidoa, Somalia

20/10/2026

AKHUUNA HOSPITAL
Dr.Aisha Mohamed Hassan

Oo dib ugu soo laabtey Shaqada safar gaban kadib
Dhamaan macamiilka Akhuuna Hospital dr.aisha waa diyaar habeen io maalinba
゚viralシfypシ゚viralシalシ

19/10/2026

QAYBTA SHEYBAARKA – AKHUUNA HOSPITAL

Akhuuna Hospital wuxuu bulshada u hayaa adeegyo sheybaar oo muhiim u ah baaritaanka iyo ogaanshaha xaaladaha caafimaad, iyadoo la adeegsanayo qalab iyo shaqaale u heellan daryeelka bukaanka.

Akhuuna Hospital – Daryeel Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo.


゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

Wargelin Muhiim ahWaxaa fasax shaqo dib uga soo laabtay Dr Aisha Mohamed Hassan oo ah dhaqtarka cudurda ku dhaca Haweenk...
17/10/2026

Wargelin Muhiim ah

Waxaa fasax shaqo dib uga soo laabtay Dr Aisha Mohamed Hassan oo ah dhaqtarka cudurda ku dhaca Haweenka 24\7 available.

゚viralシfypシ゚viralシalシ

Munaasabadda Maalinta calanka Soomaaliyeed awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo...
12/10/2026

Munaasabadda Maalinta calanka Soomaaliyeed awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ugu dambayn, waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay mideeyaan dadaalkooda, una istaagaan illaalinta midnimadooda, wadajirkooda iyo qarannimadooda, si loo dhiso Soomaaliya nabad iyo barwaaqo ah.

Address

Akhuuna Building, Berdale Village New Street
Baydhabo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akhuuna Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share