21/09/2026
β¨ πππͺπππ«π€πππ π πππ«π²πππ₯ β π
π’π§ππ§π€π ππ ππ¨π«πππ !
Finanku ma aha oo keliya arrin muuqaalka ah; daryeelka saxda ah ee maqaarku wuxuu kaa caawin karaa inaad ilaaliso badqabka maqaarkaagaaπ§΄β¨
πΉ Yaree saliidda badan ee maqaarka
πΉ Si joogto ah u nadiifi wajiga
πΉ Ka fogow waxyaabaha aan ku habboonayn maqaarkaaga
πΉ Ha tuujin finanka
πΉ Haddii finanku bato, la tasho dhakhtarka maqaarka ah π©ββοΈ
π’ Maantaba nagu soo booqo xarunteenna, πππππππ ππππππππππ ππππππππ, si aad u hesho daryeel iyo talo caafimaad oo ku habboon maqaarkaaga. ππ₯
π +252 621110000 | +252 615830009