Nucleus Pathology Labs

Website

Nucleus Pathology Labs Xarunta baaritaanka burooyinka, kansarka iyo dheecaamada. Garowe, Meeraysane, wadada ICRC
CALL US: 25290-4555405

15/09/2026

Qof isago kanserku ku dhicin xili h**e ma la ogan kara ?

07/09/2026

Dadka u nugul in kancer kudhoco

04/09/2026

Maxaa keena in bukaano badan lagu ogaado Kancer-ka marka uu gaadho Stage 4?
Waxaa jira calaamado badan oo h**e oo inta badan dadku dhayalsadaan ama aan loo fiiro layn, kuwas oo tilmaamaya xanuunka kancer-ka:
1️⃣ Miisaanka oo si dhiqsiyo leh u dhaca iyadoo aan cunto dhimis ama jimicsi lagu sameyn.
2️⃣ Buro ama barar cusub oo ka soo baxa qoorta ama qaybaha kale ee jidhka.
3️⃣ Nabarada aan bakhaylin ama wakhti dheer qaata inay bigsadan.
Marka lagu ogaado kansarka heerarkiisa h**e (Stage 1 ama Stage 2), fursada daweynta iyo badbaadada waxay noqotaa ku dhowaad %100. Waxaa muhiim ah in xilli h**e dhakhtar loo tago si baadhitaan buuxa loogu sameyo.

31/08/2026

🧬 BAARITAANKA KANSARKA — HA SUGIN!

Ogaanshaha kansarka xilli h**e waxay door muhiim ah ka qaadan kartaa daaweynta iyo badbaadinta nolosha.

🔬 Nucleus Pathology waxaad ka heli kartaa adeegyada baaritaanka iyo shaybaarka muhiimka u ah ogaanshaha kansarka, oo ay ka mid yihiin baaritaanno lagu hubiyo unugyada iyo nudaha jirka.

✅ Baaritaan tayo leh
✅ Natiijooyin lagu kalsoonaan karo
✅ Adeeg shaybaar oo casri ah
✅ Ogaanshaha xaaladda xilli h**e

Ha sugin calaamaduhu inay sii bataan — baaritaan samee, caafimaadkaagana mudnaanta sii.

📍 Nucleus Pathology
Baaritaankaaga maanta, caafimaadkaaga berri.

28/08/2026
𝐓𝐫𝐮-𝐂𝐮𝐭 𝐁𝐢𝐨𝐩𝐬𝐲 waa baaritaan caafimaad oo lagu qaado cad yar oo unug ah (tissue) iyadoo la adeegsanayo irbad gaar ah oo ...
26/08/2026

𝐓𝐫𝐮-𝐂𝐮𝐭 𝐁𝐢𝐨𝐩𝐬𝐲

waa baaritaan caafimaad oo lagu qaado cad yar oo unug ah (tissue) iyadoo la adeegsanayo irbad gaar ah oo gudaha u gasha meesha laga shakisan yahay.

Irbadda ayaa goysa oo soo qaadda qayb yar oo unug ah, halkii ay ka qaadi lahayd unugyo keliya.
Cadkaas waxaa loo diraa shaybaar (pathology) si mikroskoob loogu baaro.
Waxaa badanaa loo isticmaalaa in lagu ogaado haddii buro ama meel aan caadi ahayn ay tahay kansar, caabuq, ama xaalad kale.

☎️ +𝟮𝟱𝟮-𝟵𝟬𝟰𝟱𝟱𝟱𝟰𝟬𝟱

24/08/2026

Dad badan waxay aaminsan yihiin in buro kasta oo ku taal qanjirka tayroodhka (Thyroid) ay tahay kansar, laakiin xaqiiqdu sidaas waa ka duwan tahay

𝗦𝗞𝗜𝗡 𝗣𝗨𝗡𝗖𝗛 𝗕𝗜𝗢𝗣𝗦𝗜𝗘𝗦Waa Baaritaan lagu qaado muunadYar oo Maqaarka ah si loo ogaadoXanuunada Maqaarka.Wixii faahfaahin ah...
22/08/2026

𝗦𝗞𝗜𝗡 𝗣𝗨𝗡𝗖𝗛 𝗕𝗜𝗢𝗣𝗦𝗜𝗘𝗦

Waa Baaritaan lagu qaado muunad
Yar oo Maqaarka ah si loo ogaado
Xanuunada Maqaarka.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir
☎️ +𝟮𝟱𝟮-𝟵𝟬𝟰𝟱𝟱𝟱𝟰𝟬𝟱

16/08/2026

cancerka maxa ka aaminsanthy ?

nucleuspathologylabs

10/08/2026

calamadaha loga shakin karo camcerka maqarka Nucleus Pathology Labs

Address

Meeraysane
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nucleus Pathology Labs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share