08/10/2026
Dr. Shiine
Dr. Mohamoud Ahmed Mohamed (Dr. Shiine) aya magaalada Hargeysa kuso laabanaya 8 Oct, maalinta khamiista. Isaga oo bixinaya adeegyo caafimaad oo dhammaystiran oo la xiriira daryeelka indhaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
✅ Baaritaanka indhaha
✅ Qalliinnada indhaha
✅ La-talinta iyo daaweynta cudurrada indhaha
⏳ Fursad kooban! Dr. Shiine wuxuu Hargeysa joogi doonaa muddo xaddidan. Sidaa darteed, fadlan h**e isu diiwaangeli si aad u xaqiijisato ballantaada ugana faa’iidaysato adeeggiisa.
📍 Xarunta Wayn ee Al ihsan hospital,
Ka soo horjeedka beerta xorriyada – Hargeysa
📞 Wac: 063 9666624
0639666623
Medical & health