02/08/2026
Dhakhtarka cudurada guud & uur ku jirta, Hadda waxaad heli kartaa daryeel caafimaad oo xirfad leh adigoo la kulmaya Dr. Mohamud, oo ku takhasusay Daaweynta Cudurrada Guud iyo uur ku jirta (Internal Medicine).
Adeegyada Dhakhtarka.
✅ Daaweynta cudurrada beerka.
✅ Daaweynta dhiig-karka.
✅ Daaweynta cudurrada ku dhaca dheefshiidka.
✅ Daaweynta sonkorowga.
✅ Daaweynta boog-calooleedka.
✅ Daaweynta cudurrada ku dhaca ganaca.
👨⚕️ La kulan Dr. Mohamud si aad u hesho baaritaan sax ah, daaweyn ku habboon iyo daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.
📞 +252 617 509 219
📞 +252 615 342 272
Caafimaad wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa baaritaan h**e iyo daryeel sax ah. 💙