14/12/2024
WAA MAXAY HYPERTENSION (DHIIKARKA)?
Hypertenion (Dhiikarka ) Waa xaalad caafimad tasoo marki Caadidiska Dhiiga u aad u sareyo ama Dhaafo Xadkii Loogu talagay
O ah 120/80 mmhg taaso keeni karta Dhaawac Halis ah o ku yimaada Wadnaha Xididada iyo Xubnaha kale e Jirka
Waxeyna Khubarada Caafimadka Ku Naaneesaan : DILAAGA AAMUSAN ( SILENT KILLER )
Maxaa Keeni kara Cudurka Hyeortension (Dhiikarka ) ?
1: Dhaxal Qoyska ah : Hadi U Family Dhaxal u leeyahy Cudurka Dhiikarka Waxey Sara U qaada Suurtagalnimada Cudurka In aad Qaado
2: Cuntooyinka : badsashada Cuntada Milixda iyo Dufanta Ku badan tahay Waxey Sara u Qaadan Halista Cudurka Dhiikarka
3 Habnololeedkaga : Hadii Aadan Ahayn of Physical activity u wanagsan yhy Waa Halis kale oo keeni in Cadiidiska dhiiga U Kor u qaaado taaso keeni karta cudurkan
4: Cabista Sigaarka ( Smoking ) and Alcohol 🍷: waa Mid ka mida waxyabha Ugu Balaaran ee keena Cudurka Dhiikarka
5: Strees ka badan : Walwalka badan Wuxu Sara u qaada Suurtagalnimada Cudurka !
6 : Obesity (Cayilka ): Waa mid ka mid ah Kuwa ugu balaaran E ku keeni kara Halistan Balaran E Cudurka Dhiikarka
7: Hadii Aadan tahay Ku Qabo Cudurrada Halkan ku Xusan : Sokorowga ( Diabetic ) Cudurada Kilyaha ( Kidney Disease ) Cudurada Beerka ( Liver disease ) Iyo Kuwa Kle Oo badan Waxey keenan Dhiikarka
SIDEE LOOGA HORTAGAA ?
1: Kor u qaadida physical activity
2: yareynta Cuntoyinka Ay ku badan yihiin Dunfanta iyo Milixda
3: Yareeenta Streeska
4: Joojinta Isticmaalka Sigaarka iyo Khamriga
5: Seexo Hurdo kugu filan maalinti 8Hour
Talo :
Hadii aad isku aragto Calaamadahan So socdo sida ugu dhakhsiyaha U gaar Dhakahtar si lagugu sameyo baaritan Caafimad :
1 : madax Xanuun joogta ah O aad u daran
2: Feero Xanuun
3: Neef Qabad
4: Garaac Wadnaha O saaid ah
5: Daal Joogto ah iyo Wareer
Caafimad ayaan u rajeynaya qof walba O Xanuunsan
Dr: Koronto