Rijaal Hospital

Rijaal Hospital Daaweynta cudurada ragga, dhalmo la’aanta iyo kuwa ku faafa galmada

Fursadda Computer-ka Xaniinyaha ee bilaashka ah ma ka faa’iidaysatay?Soo booqo Rijaal Hospital oo ka faa’iidayso fursadd...
21/10/2026

Fursadda Computer-ka Xaniinyaha ee bilaashka ah ma ka faa’iidaysatay?

Soo booqo Rijaal Hospital oo ka faa’iidayso fursaddan bilaashka ah.

📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

20/10/2026

Ma ogtahay in tayada, tirada iyo dhaqdhaqaaqa shahwadu ay muhiim u yihiin bacriminta ugxanta iyo helitaanka ubadka?
Baaritaanka shahwadu wuxuu kaa caawinayaa inaad ogaato xaaladda caafimaad ee shahwadaada.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

Ma la tacaalaysaa xanuunnada kelyaha ama kaadi mareenka? Rijaal Hospital waxaad ka helaysaa daaweynta dhagxaanta kelyaha...
20/10/2026

Ma la tacaalaysaa xanuunnada kelyaha ama kaadi mareenka?

Rijaal Hospital waxaad ka helaysaa daaweynta dhagxaanta kelyaha, xanuunnada kaadi mareenka iyo qalliinnadooda.

Soo booqo Rijaal Hospital.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

📞 061 2153175

19/10/2026

Computer-ka Xaniinyaha waa BILAASH.

Soo booqo xarunta Rijaal Hospital oo ka faa’iidayso fursaddan bilaashka ah.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

18/10/2026

Mid ka mid ah dadkii ka faa’iideystay fursadda Computer-ka Xaniinyaha oo BILAASH ah!
Rijaal Hospital weli waxaa ka socda ololaha baaritaanka bilaashka ah ee Computer-ka Xaniinyaha. Adiguna ka faa’iidayso fursaddan oo ha ka harin!
📞 Nagala soo xeriri 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

🏃‍♂️💨 Soo carar… Computer-ka Xaniinyaha waa BILAASH! Waa fursad aad ku baari karto caafimaadka xaniinyahaaga.📅 15–31 Oct...
17/10/2026

🏃‍♂️💨 Soo carar… Computer-ka Xaniinyaha waa BILAASH!

Waa fursad aad ku baari karto caafimaadka xaniinyahaaga.

📅 15–31 October 2026

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

15/10/2026

Daaweynta Hami yarida Ragga
Rijaal Hospital wuxuu kuu diyaariyey adeegyo caafimaad oo lagu qiimeeyo
laguna daweeyo hami yarida ragga.
Fadlan soo booqo xarunta Rijaal Hospital.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

Rijaal Hospital waxa uu bilaash idin kaga dhigay Computer-ka Xaniinyaha laga bilaabo 15-ka ilaa 31-ka October 2026.Ha se...
14/10/2026

Rijaal Hospital waxa uu bilaash idin kaga dhigay Computer-ka Xaniinyaha laga bilaabo 15-ka ilaa 31-ka October 2026.

Ha seegin fursaddan aad ku ogaan karto xaaladda caafimaad ee xaniinyahaaga.
Soo booqo Rijaal Hospital oo ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah!
Rijaal Hospital — Rajada Ragga.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan

14/10/2026

FURSAD Qaali ah.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho, Rijaal Hospital wuxuu bilaash idinkaga dhigay Computer-ka Xaniinyaha!
Fursaddan gaarka ah waxay soconaysaa 15-ka ilaa 31-ka October oo keliya.
Ha seegin fursaddan! Hadda nala soo xiriir oo ballantaada qabso.
Rijaal Hospital Rajada Ragga.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📞 Tel: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share