Gele medium clinic

Call Directions

Gele medium clinic Gele Medium Clinic, Degehbur, Somali Region, Ethiopia

03/07/2026
04/06/2026

VACANCY ANNOUNCEMENT

Gele Medium Clinic
Dhegahbur, Ethiopia

Gele Medium Clinic invites qualified and dedicated candidates to apply for the position of:

Position: Part-Time Nurse

Requirements:
• Diploma or Bachelor's Degree in Nursing
• Valid professional license
• Good communication and patient care skills
• Ability to work independently and as part of a team
• Previous clinical experience is an advantage

Working Schedule:
• 7 days per week
• 3 hours per day

Application Deadline:
27 June 2026

Interested applicants are encouraged to submit their CV and relevant credentials at our office before the deadline.

Contact:
📞 0964040442

Gele Medium Clinic
Committed to Quality Healthcare Services.

01/06/2026

🌸 Caafimaadka Taranka Haweenka Waa Muhiim 🌸

Hooyo caafimaad qabta waa aasaaska qoys caafimaad qaba.

1. Iska diiwaangeli daryeelka uurka sida ugu horreysa.
2. Ku dhal xarun caafimaad si loo ilaaliyo badbaadada hooyada iyo ilmaha.
3. Naasnuuji ilmaha saacadda ugu horreysa dhalmada kadib.
4. Kala fogee uurarka si loo ilaaliyo caafimaadka hooyada iyo carruurta.
5. Haddii aad aragto dhiig-bax, madax-xanuun daran, qandho ama calaamado kale oo khatar ah, si degdeg ah u tag xarunta caafimaadka.

"Hooyo caafimaad qabta, qoys caafimaad qaba, bulsho caafimaad qabta." 💚

11/06/2025

wacyi galin Caafimaad: Daryeelka Uurka/uurlayda ee Haweenka Soomaaliyeed

Assalamu Calaykum wa Rahmatullaahi wa Barakaatuhu,
Walaalaha qaaliga ah ee Soomaaliyeed,
Maanta waxaan rabaa inaan si kooban uga hadlo muhiimadda daryeelka uurka leh iyo caafimaadka hooyada.

Marka haweeney ay uur yeelato, jirkeeda wuxuu u baahan yahay daryeel gaar ah. Uurka ma aha oo keliya in la sugayo ilmaha, waa masuuliyad caafimaad oo culus. Waa muhiim in haweenka uurka leh ay:

1. Booqdaan xarumaha caafimaadka ugu yaraan 8 jeer inta uu uurku socdo.
2. Cunto caafimaad leh cunaan, sida khudaarta, hilibka, kaluunka iyo caanaha.
3. Ka fogaadaan daawooyinka aan dhakhtarku qorin, sigaarka, qaadka, iyo wax kasta oo caruurta wax u dhimi kara.
4. La socodsiiyaan dhakhtarka haddii ay arkaan calaamado aan caadi ahayn sida dhiig bax, madax xanuun daran, ama matag joogto ah.

Uurka daryeelkiisa wanaagsan wuxuu badbaadiyaa nolosha hooyada iyo ilmaha. Haweenka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada, markaa caafimaadkooda waa muhiim.

Fadlan walaashay, haddii aad uur leedahay, ha sugin xanuun ama dhibaato — soo booqo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daryeelka aad u baahan tahay.

Ilaahey ha idin siiyo uur caafimaad leh, dhalaan nabad ku dhasha, adiguna nabad ku dhashid.

Waad mahadsan tihiin.

03/10/2024

fikradaha iyo khuraafaad khaldan ee bulshadeenu ka aamin sanyihiin xanuunka dhiig karka:

1. Dhiig-karka waa la daweyn karaa
2. Kaliya waxay ku dhacdaa dadka buurburan
3. waa Cudurada dadka taajirinta ama malqabeenada
4. Haddi aanan calaamad lahayn, dhiig kar malihi
5. qoyskanugu malaha, see iigu dhici
6. Waxaa keena habaar ka
7. Wuxuu ku dhacdaa kaliya dadka da'da ah
8. Waxaa ku dhaca dadka walaacsan(stressed out)
9. Daawooyinka dhirta ayaa daaweeya
10. Daawooyinka dhiigkarka waad laqabsan ama waxay yeeshaan ku-tiirsanaan
11. Milixda kaliya dhanan oon iska dayn/yaran
12. Buurnidu waa calaamad muujinaysa inaad caafimaad qabto.
Fikradahan qaldan kuma koobna oo kaliya dhiig karka ee xanuuno badan oo kale ayay sidan oo kale bulshadeenu aamin sanyihiin

Hadaba waxaan bulshada ku wacyi galin inay iska saaran khuraafaadka iyo fikradaha khaldan ee ku saabsan dhiig-karka

Fadlan share garee wacyi galintan

Wixii fikrad qaldan een halkan kuxusnayn nala wadaag (as a comments)

Address

Degeh Bur

Telephone

+251964040442

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gele medium clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share