Hamza omer

Call Directions Website Contact the business

Hamza omer Rabigiin baa idinkaga ogaal badan (Sw).

Degmada Gursum Ee Gobalka Faafan degmo kobac horumarineed oo baladhan Laga Dareemayo Weeyi Action production
16/10/2026

Degmada Gursum Ee Gobalka Faafan degmo kobac horumarineed oo baladhan Laga Dareemayo Weeyi

Action production

AWBARRE, 5 Fursadood oo u baahan in sida ugu habboon looga faa’iideysto cidda ugu habboonna loo dooro, bulashadana waxwe...
16/10/2026

AWBARRE, 5 Fursadood oo u baahan in sida ugu habboon looga faa’iideysto cidda ugu habboonna loo dooro, bulashadana waxweyn ka bedeli kara gaar ahaan dhalinyarada.

1: Jaamacadda xirfadaha iyo farsamada (AWBARE TVET COLLEGE) in sida ugu haboon looga faa’iideysto oo dhaliyarada kuwa waxbartay iyo kuwa kaleba xirfadaha ka bartaan.

2: Dhakhtarka hadda dhismihiisu socdo oo derejadiisu tahay “A” in shaqaale caafimaad oo xirfaddooda iyo aqoontooduba sarreyso loo dhiibo si bulshadu uga nastaan safarada caafimaad ee meelaha fogfog loo tago.

3: Rugta wax akhriska iyo qoraalka ee (FARAH EGAL PUBLIC LIBRARY-AWBARRE) oo heerkeeda derejo yahay derejada “A” waxay noqon kartaa halka laga hago wacyiga bulshada si loosoo saaro jiil la jaan qaadi kara isbedellada deegaanka iyo guud ahaan dalkaba.

4: AWBARE SECONDARY SCHOOL, dugsiga sare ee Awbarre oo u baahan in dhiig cusub oo dhalinyaro ah maadaama uu ahaa goobta ay kasoo bixi jireen dhamaanba haldoorka ugu badan ee waxbarashada deegaanku haddeerna noqon kara halka laga soo saari dhalinyaro ku qalabaysan aqoon, akhlaaq iyo feker toolmoon.

5: Hay’adaha aadka u tirada badan ee ka hawl gala magaalada gaar ahaan Qoxootiga Awbare( AWBARRE REFUGEE CAMP) in fursado shaqa abuur ah ay ka helaan dhalinyarada degmadu.

Sawiradan waxaan galabnimadii shalay ka qaadnay AWBARE TVET COLLEGE (Jaamacadda xirfadaha iyo farsamada ee Awbarre)

X-q. Qaamuus Media

Hargayza Caawa Fikta Sare ayaa Loo wada Baxsan Yahay ✨️🎆🎆🎑
14/10/2026

Hargayza Caawa Fikta Sare ayaa Loo wada Baxsan Yahay ✨️🎆🎆🎑

14/10/2026
Magaalo muuqeeda waxa kuugu filan jiilka waxbarasho ee dhalanyarada ee Goobtu Leedahay Halkani waa Dugsiga Sare ee Degma...
13/10/2026

Magaalo muuqeeda waxa kuugu filan jiilka waxbarasho ee dhalanyarada ee Goobtu Leedahay Halkani waa Dugsiga Sare ee Degmada Awbarre oo Qaabilay Sanad dugsiyeedka 2019 Et

Magaalo ku suntan Quruxda Goobaha Garaadka Aqoonta dhalinyarada lagu dhiso ayay Awbare Hormuud ka tahay dhanka Waxbarashada Deegaanka Soomaalida

"Gabadh Madaw oo Ilka Dhaadher unbaa intay is cadeyso ilkahana soo xidhato oo ay is qurxiso, unbaa marka la guursado Car...
11/10/2026

"Gabadh Madaw oo Ilka Dhaadher unbaa intay is cadeyso ilkahana soo xidhato oo ay is qurxiso, unbaa marka la guursado Carruur madaw ah oo ilka dhaadher kuu dhali. Markaas unbay ku dhihi waxani qoodh-xumida xagay ka keenen anaga namayna raacinr, hada iyadaa sidaas ahayd."

Sheekh Xasan Dheere, oo ka digay in qofku jidhkiisa badalo ayaa sidaasi yidhi.

W-q Voss Tv

Hanbaliyo Hanbaliyo Dr Abdiwasac Bade aya loo magacabay maareeyaha Macadka Arimaha Dibada Ethiopia
11/10/2026

Hanbaliyo Hanbaliyo Dr Abdiwasac Bade aya loo magacabay maareeyaha Macadka Arimaha Dibada Ethiopia

Ethiopia inay bad heshaa Waa Mawqifkeeda Koobad ee Jiritaanka Dalkaasi Tab iyo Xeelad ayaa lagu suurtagalinayaa ayu Gola...
08/10/2026

Ethiopia inay bad heshaa Waa Mawqifkeeda
Koobad ee Jiritaanka Dalkaasi Tab iyo Xeelad ayaa lagu suurtagalinayaa ayu Golaha Barlamanka ka hor sheegay Maanta Raysul wasaaraha Dalkaasi ETHIOPIA wuuna kuso Cel Ceshay helitaanka Bad in ay helaan..

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamza omer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamza omer:

Shortcuts

Share