Alshabia Polyclinic Center

Call Directions

Alshabia Polyclinic Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alshabia Polyclinic Center, Medical and health, KIILO SABCA XAFADA ISHA BAYDHABO SOOMAALIYA, Baidoa.
(1)

🚑 OGEYSIIS MUHIIM AH — REER BAYDHABOMacaamiisheena sharafta leh, gaar ahaan bulshada reer Baydhabo, waxaan idiin haynaa ...
06/10/2026

🚑 OGEYSIIS MUHIIM AH — REER BAYDHABO

Macaamiisheena sharafta leh, gaar ahaan bulshada reer Baydhabo, waxaan idiin haynaa First Aid Kit tayo sare leh oo muhiim u ah in guri kasta lagu haysto.

Xaalad kasta iyo waqti kasta, wax lama filaan ah ayaa dhici kara—dhaawac, dhiig-bax, gubasho, jab ama xaalad kale oo degdeg ah. Sidaas darteed, in aad guriga ku haysato First Aid Kit waxay kaa caawin kartaa in aad bixiso gargaarka aasaasiga ah inta gargaar caafimaad la helayo. 🩹🚑

IS-XASUUSIN   MACAAMIISHEENA SHARAFTA LEHCaafimaadkaaga iyo daawada aad qaadanayso waa masuuliyad u baahan kalsooni, tax...
01/10/2026

IS-XASUUSIN MACAAMIISHEENA SHARAFTA LEH

Caafimaadkaaga iyo daawada aad qaadanayso waa masuuliyad u baahan kalsooni, taxaddar iyo meel aad si joogto ah ugu aamini karto.

ALSHABIA POLYCLINIC CENTER waxay ku xasuusinaysaa inaad caafimaadkaaga iyo daawooyinkaaga ka raadiso hal meel oo aad ku kalsoon tahay, si loo helo:

✅ Talo caafimaad oo habboon
✅ Daawooyin tayo leh
✅ Faham sax ah oo ku saabsan isticmaalka daawooyinka
✅ La-socod caafimaad oo joogto ah.

Ha beddelin daawo ama qiyaas adigoon talo caafimaad helin.

ALSHABIA POLYCLINIC CENTER
“Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna.”

XFD ISHA, BAIDOA
0618414130

Macaamiisha sharafta leh, ALSHABIA POLYCLINIC CENTER waxay idiin haysaa kaniiniga mucjisada ah ee Pregnahealth plus Omeg...
19/09/2026

Macaamiisha sharafta leh, ALSHABIA POLYCLINIC CENTER waxay idiin haysaa kaniiniga mucjisada ah ee Pregnahealth plus Omega-3.

Mustaqbalka Ilmahaaga Hadda ka Bilow Pregnahealth plus Omega-3
​Xilliga uurku waa xilli xasaasi ah oo u baahan daryeel gaar ah.

ALSHABIA POLYCLINIC CENTER waxay idinla diyaar tahay Pregnahealth plus, Kaabaha nafaqada ee ugu habboon hooyada uurka leh.
​Ma ogtahay in DHA (Omega-3) ay fure u tahay garaadka ilmahaaga

​Kaniinigan wuxuu isku darsaday:
1️⃣ Faytamiino Dhammaystiran: Oo hooyada siinaya awood iyo caafimaad.
2️⃣ Omega-3: Oo si gaar ah loogu talagalay in ilmaha uurka ku jira maskaxdiisu ay si caafimaad leh u korto.
​Macaamiishayada qiimaha lahow, nala soo xiriira si aad u heshaan badeecad tayo leh iyo adeeg hufan.

​💬 Wixii faahfaahin ah: 0618414130
🏥 ALSHABIA POLYCLINIC CENTER
"caafimaadkiinna waa mudnaanta koowaad"

ALSHABIA POLYCLINIC CENTER Macaamiisheena sharafta leh Waxaan idiin keenay PRODUCTS CUSUB oo kala duwan, kuwaas oo loogu...
14/09/2026

ALSHABIA POLYCLINIC CENTER

Macaamiisheena sharafta leh
Waxaan idiin keenay PRODUCTS CUSUB oo kala duwan, kuwaas oo loogu talagalay taageeridda caafimaadka, quruxda iyo fayo-qabka guud.

Melatonin 5mg
Waxaa loo isticmaalaa taageeridda hurdada iyo hagaajinta hab-nololeedka hurdada.

Skin Whitening Gummies
Waxay ka kooban yihiin Glutathione, Collagen & Biotin, waxaana loogu talagalay taageeridda caafimaadka iyo muuqaalka maqaarka.

Vitamin C Gummies
Vitamin C oo qaab gummy ah, kana qayb qaata taageeridda difaaca jirka iyo nuugista birta.

Gummy Kids
Gummies loogu talagalay carruurta, oo loogu talagalay taageeridda koritaanka, difaaca jirka iyo caafimaadka guud.

Biotin Original Gummies
Waxay ka kooban yihiin Biotin, Collagen, Vitamin C, Vitamin E & Zinc, waxaana loogu talagalay taageeridda timaha, maqaarka iyo cidiyaha.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa alaab tayo leh, waxaana diyaar u nahay talo iyo tilmaamo ku saabsan isticmaalka saxda ah.

📍 XFD ISHA, BAIDOA
📞 0618414130
ALSHABIA POLYCLINIC CENTER
“Your Health Is Our Priority”
Ku kalsoonow Alshabia.

بكل معاني الفرح والسرور، نتقدم بخالص التهاني وأطيب الأمنيات إلى د.عبد الرشيد عبد الله بمناسبة زواجه المبارك، داعين الله ...
23/07/2026

بكل معاني الفرح والسرور، نتقدم بخالص التهاني وأطيب الأمنيات إلى د.عبد الرشيد عبد الله بمناسبة زواجه المبارك، داعين الله عز وجل أن يكتب لهما حياةً مليئةً بالمحبة والسكينة والتوفيق، وأن يجعل أيامهما كلها خيرًا وبركة.

ألف مبارك، وبارك الله لكما، وبارك عليكما، وجمع بينكما في خير

Jimco Wanaagsan dhammaan macaamiisheena qaaliga ah.Ugu dambayn waxaan idiin keenay Collagen Powder-kii USA 🇺🇸 ee ay dad ...
17/07/2026

Jimco Wanaagsan dhammaan macaamiisheena qaaliga ah.

Ugu dambayn waxaan idiin keenay Collagen Powder-kii USA 🇺🇸 ee ay dad badan sugayeen.

✅ Wuxuu taageeraa caafimaadka maqaarka, timaha, cidiyaha, lafaha & kala-goysyada.

Tiro kooban ayaa la heli karaa
💲 Qiimaha: $25

📍 AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER
Xafadda Isha – Kilo Sabca.

📞 0618414130

10/07/2026
MAGNESIUM 4 in 1 GLYCINATE+ ayaa hadda laga helayaa AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER.✅ Waxay taageertaa murqaha iyo lafaha✅ W...
28/06/2026

MAGNESIUM 4 in 1 GLYCINATE+ ayaa hadda laga helayaa AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER.

✅ Waxay taageertaa murqaha iyo lafaha
✅ Waxay ka caawisaa hurdada iyo nasashada
✅ Waxay yareyn kartaa daalka iyo murqo-qabashada (cramps)
✅ Waxay taageertaa caafimaadka neerfayaasha iyo wadnaha.

📍 Goobta: Baidoa, Somalia – Village Isha
📞 Dalbo ama nala soo xiriir: 61 8414130 618414130

AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER
Your Health Is Our Priority.

🌙 Xusuusin WanaagsanMacaamiisheena qaaliga ah, bari waa maalinta Caashuuraa waana maalin fadli badan oo ka mid ah bisha ...
24/06/2026

🌙 Xusuusin Wanaagsan

Macaamiisheena qaaliga ah, bari waa maalinta Caashuuraa waana maalin fadli badan oo ka mid ah bisha Muxarram 10 keeda.

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
"Soonka maalinta Caashuuraa waxaan Alle ka rajaynayaa inuu ku dhaafo dambiyada sannadkii ka horreeyay."

🤲 Ka faa'iidayso maalintan barakaysan adigoo soomaya, ducaysanaya, una dhowaanaya Alle.

AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER 📍 Baidoa, Somalia – Kilo Sab 📞 61 8414130
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasheenna suuban. Aamiin.🤲🙏💯

OGEYSIIS CUSUB – NIGHT CALM OO NA SOO GAARAY MANTA.📢 Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa war aad muddo dhee...
19/06/2026

OGEYSIIS CUSUB – NIGHT CALM OO NA SOO GAARAY MANTA.

📢 Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa war aad muddo dheer wada sugeyseen.

Night Calm (Eszopiclone) 1 mg, 2 mg & 3 mg hadda wuxuu si rasmi ah uga helaysaan... ALSHABIA POLYCLINIC CENTER.

😴 Haddii aad la dhibtoonayso:
✅ Hurdo la'aan (Insomnia)
✅ Hurdo googo'an
✅ Inaad habeenkii soo jeeddo badan
✅ Daal iyo hurdo aan kugu filnayn
Night Calm waa daawo si weyn loogu isticmaalo caawinta hurdada, si aad u hesho hurdo deggan oo aad subaxdii ugu toosto adigoo firfircoon.

📍 Waxaa laga helayaa: ALSHABIA POLYCLINIC CENTER Baidoa, Somalia Isha Village – Waddada Kiilo Sabca
📞 Nala soo xiriir: 0618414130

Hurdo wanaagsan waxay ka bilaabataa daryeel sax ah. Kusoo dhowaada ALSHABIA POLYCLINIC CENTER.

Address

KIILO SABCA XAFADA ISHA BAYDHABO SOOMAALIYA
Baidoa
252

Telephone

+252618414130

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alshabia Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share