Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages

Call Contact the business

Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages Aala-Yaasir Waa Hoyga Barashada caafimaadka Gobalka Hiiraan

Waxaa maanta dib loogu bilaawday tababaradii joogtada ahaa ee uu bixiyo Iskuulka Aala_Yaasir School axm Aala_Yaasir Scho...
08/10/2026

Waxaa maanta dib loogu bilaawday tababaradii joogtada ahaa ee uu bixiyo Iskuulka Aala_Yaasir School axm Aala_Yaasir School

Qaarka kamid sawiradii munaasabada xaflada  qeybeedii 2aad ee iskuulka Aala_Yaasir oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka iyo...
28/09/2026

Qaarka kamid sawiradii munaasabada xaflada qeybeedii 2aad ee iskuulka Aala_Yaasir oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka iyo Macalimiinta waxa kadhigta iskuulka Aala_Yaasir

25/09/2026

Dugsiga hoose dhexe iyo Culuumta Caafimaadka aas aasiga ee Aala_Yaasir ayaa waxa uu xaflad sagootin ah uqabtay arday dhameysatay maadada caafimaadka qeybaheeda Kala duwan waxaana urajeynayaa ardadaasi farxad iyo mustaqbal ifaya inuu illahey siiyo

Alxm waxaa farxad iyo reereyn inooga soo dhamaaday xaflada heer sare loo soo agaasimay oo aan kusagootinay  arday dhamey...
24/09/2026

Alxm waxaa farxad iyo reereyn inooga soo dhamaaday xaflada heer sare loo soo agaasimay oo aan kusagootinay arday dhameysatay maadada caafimaadka qeybahiisa Kala duwan Dufcadii 25 aad ee kaqalin jibisay iskuulka Aala_Yaasir hambalyo hambalyo hambalyo dhamaantiin farxad iyo mustaqbal ifaya ayaan idin rajeynayaa I.a sidoo kale machadka Aala_Yaasir waxa uu qaadanayaa arday cusub ee Horay Ugaara Xarunta Dugsiga

22/09/2026

Machadka Barashada Caafimaadka aasiga ee Aala_Yaasir waa hoyga barashada caafimaadka gobolka hiiraan Hambalyo hordhac oo aan udireyno dhamaan ardayda kaqalin bedelaneyno machadka Aala_Yaasir hambalyo ayaan idin leenahay cilmiga aad barateen Alle haka dhigo kii lagu nacfiyo aduun iyo aakhiraba

Dugsiga hoose dhexe ee  AalaYaasir waxa uu si habsami ah uwadaa u adeegida bulshada gaar ahaan reer Beletweyne waxa uuna...
17/09/2026

Dugsiga hoose dhexe ee AalaYaasir waxa uu si habsami ah uwadaa u adeegida bulshada gaar ahaan reer Beletweyne waxa uuna uuna bixixaa maadooyin Kala duwan ee Fasalka 1__ ilaa iyo 8aad sidaasi darteed Dugsiga wax uu kuboorinayaa in waalidiinta keensadaan Ubadkooda iyagoo laga soo dhisayo maskaxdooda iyo atarbiyadooda ee soo diiwaan geli canugaaga ama wac 0615_528674 ama 0614_365316.

Dugsiga Barashada Caafimaadka aasiga ee Aala_Yaasir oo aad horay ugu barateen aqoon tayeysan ayaa waxa uu tababar heerki...
14/09/2026

Dugsiga Barashada Caafimaadka aasiga ee Aala_Yaasir oo aad horay ugu barateen aqoon tayeysan ayaa waxa uu tababar heerkiisa sareeyo siiyay qaar kamid ardayda dhigata iskuulka. Dugsiga Aala_Yaasir waxa uu qaadanayaa fasalo cusub oo ah dhanka caafimaadka guud ee horay ugaara xarunta dugsiga ama wac 0615082487/0614_365316

11/09/2026

Waa mid kamid ah tababarida uu machadka Barashada Caafimaadka Aala_Yaasir uu usameynayo arday dhigato iskuulka Aala_Yaasir waxayna jusaabsaneyd qeybaha Toliinka waxaana kafaaideystay ardayda dhigata iskuulka Sidoo kale Iskuulka Aala_Yaasir waxa uu qaadanayaa Fasalo cusub oo caafimaad ah.waxii faahfaahin ah Kala xiriir 0615_528674 ama 0614_365316

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan hambalyo balaaran udirayaa gabarteyda Najma Abdi Kani mohamed oo dhameysatay B...
04/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan hambalyo balaaran udirayaa gabarteyda Najma Abdi Kani mohamed oo dhameysatay Barashada qur,aanka Kariimka ee Madarasada UBAYA BINU KACAB waxaana leeyahay leeyahay Alle hakaa dhigo midii anfaci laheyd DDD Aamiin Aamiin Aamiin

30/08/2026

Aala_Yaasir School waxa uu Ogeysiinayaa in uu qaadanayo Fasalo Cusub oo Lagu Baranayo Dugsiga hoose dhexe waxana ah Kala xiriir 0614_365316 ama 0613_760030 Hadaba iskuulka Aala_Yaasir waxaa uu kuyaallaa dhabarka dambe ee iskuulka shiiq maxamed macalin Mahadsanid

Address

Irida Aamin Street Near Shekh Mohamed Mo, Alim School
Beledweyne

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 13:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613760030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages:

Shortcuts

Share