Xarunta Sh Cali Mukuli

Call Directions Website Contact the business

Xarunta Sh Cali Mukuli WAA PAGE-KA MAAMULAHA XARUNTA SHEIKH CALI MUKULI

29/09/2026

Maxaad isu Caddeyn weyday ee Midabkaaga Saxda ah u bedelli weydey ayaa loo darteed loo sixrey. Alle Caafimaad sareecana hasiiyo.

27/09/2026

๐€๐ง๐ข๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฆ๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐จ ๐ž๐ž ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š, ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š ๐ข๐ ๐š ๐ง๐ข๐ง ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ! Hooyadan waxa loo dhibaateeyay dhasha Caruurteeda.

26/09/2026

Xirfad shaqo oo ay leedahay darteed ayaa loo Sixrey loona dhibaateeyay. Alle Caafimaad sareecana hasiiyo.

24/09/2026

Dhibta intan leeg waxa gaadhsiiyey Shayaadiin sheegay in ay ka xumaadeen Qoyskeeda iyo ninkeeda. Alle caafimad sareecana hasiiyo.

23/09/2026

Shayaadiintii Umadda dhibi-jirtey xataa Caruurtii dhaafi maayaan! Bal muxuu galabsaday Saqiirkan yar? Alle Caafimaad sareecana hasiiyo. Usoo duceeya walaalayaal.

20/09/2026

Dhasha Caruurteeda ayaa loo Sixrey, waxanoo dhanna loo gaadhsiiyay.

15/09/2026

Saddex Guri oo ay lahayd ayay Gubeen, laba Caruur ahna way ka dileen hooyadan. Alle caafimaad sareecana hasiiyo hooyadan.

14/09/2026

Alle haka badbaadiyo Qalliin markii labaad lagu samayn doono bishan Sagaalaad! Dadkii waxba isuma quudhayaan.

13/09/2026

Ninka qaba oo ay uquudhi weyday darteed ayay u sixirtey Saaxibadeed. Alle Caafimaad sareecana hasiiyo.

12/09/2026

๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ž๐๐š ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐๐ก๐ข๐›๐ญ๐š ๐ข๐ง๐ญ๐š๐ง ๐ฅ๐ž๐ž๐  ๐ฅ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ. Alle Caafimaad Sareecana hasiiyo.

Address

Puntland
Bosaso
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Sh Cali Mukuli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xarunta Sh Cali Mukuli:

Shortcuts

Share