GMC Hospital - Galkacyo Medical Center

Call Directions Website Contact the business

GMC Hospital - Galkacyo Medical Center The Galkayo Medical Centre is the first multi-specialty hospital in Galkayo Somalia.

20/10/2026

Maamulka iyo Dhakhaatiirta Isbitaalka GMC Hospital (Dhagacade) oo wacyigalin iyo fariimo caafimaad oo muhiim ah u diraya Bulshada Gobolka mudug.

🌸 SIXIDA HORMOONADA DUMARKA Waxaan kuu diyaarinay baaritaan casri ah iyo daawayn xirfadaysan oo lagu daryeelo hormoonada...
15/10/2026

🌸 SIXIDA HORMOONADA DUMARKA
Waxaan kuu diyaarinay baaritaan casri ah iyo daawayn xirfadaysan oo lagu daryeelo hormoonadaada.

soo booqo isbitaalka
πŸ“ GMC Hospital – Dhagacade,
πŸ“ž +252 907752233 / +252 906884444

🧠 MAANTA OO AY TAARIIKHDU KU BEEGAN TAHAY OCTOBER 10, 2026:Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka (World Me...
10/10/2026

🧠 MAANTA OO AY TAARIIKHDU KU BEEGAN TAHAY OCTOBER 10, 2026:
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka (World Mental Health Day)!

Munaasabadda Maalinta Caafimaadka Dhimirka, waxaan bulshada u soo gudbinaynaa baaqan wacyigelineed:

1: Talooyinka Ugu Muhiimsan Ee Caafimaadka Maskaxda:
2: Hurdo Ku Filan: Hurdo habboon waxay dib u cusboonaysiisaa shaqada maskaxda.
3: Jimicsi & Nashaad: jimicsiga jidhku wuxuu dhaliyaa hormoonno yaraya walaaca.
4: Ka Fogoow Buufiska: Sii waqti naftaada oo ku naso.

"Daryeelka maskaxdaada waa Daryeelka Noloshaada!"

πŸ“ GMC Hospital – Dhagacade, Gaalkacyo |
πŸ“ž +252 907752233 / +252 906884444

La kulan Dr. Ahmed Yuusuf Yocor (MD, General Surgeon) Dhakhtarka qaliimada guud iyo daaweyntoda. si aad u hesho daryeel ...
04/10/2026

La kulan Dr. Ahmed Yuusuf Yocor (MD, General Surgeon) Dhakhtarka qaliimada guud iyo daaweyntoda. si aad u hesho daryeel iyo qalliimo sugan oo ku dhisan xirfad iyo kalsooni buuxda.

πŸ’™ Caafimaadkagu waa mudnaanteena!
πŸ“ž Tel: +252 90 775 2233 / +252 90 688 4444

Maanta oo ay taariikhdu  tahay September 29, 2026: waxay ku beegan tahay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee (World Heart Day...
29/09/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay September 29, 2026: waxay ku beegan tahay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee (World Heart Day)!

Munaasabadda Maalinta Wadnaha, GMC Hospital wuxuu bulshada u soo gudbinayaa baaq wacyigelineed oo ku saabsan ilaalinta wadnaha:

πŸ“’ Talooyinka Ugu Muhiimsan Ee Caafimaadka Wadnaha:
🩺 Baaritaan Joogto Ah: Kontrool dhiigkarka iyo kolesteroolka.
πŸ₯— Cunto Caafimaad Leh Cun: Yaree milixda, xaydha, iyo sokorta; badso khudradda iyo biyaha.
πŸƒβ€β™‚οΈ Jimicsi: Samee ugu Yaraan 30 daqiiqo oo nashaad jidheed ah maalintii.
🚭 Jooji Tubaakada: Ka fogoow sigaarka si aad xididdada dhiigga u badbaadiso.

πŸ“ GMC Hospital – Dhagacade, |
πŸ“ž +252 907752233 / +252 906884444

QALLIINKA KA-BIXINTA BUROOYINKA KA SOO BAXA MAQAARKA.Waxan kuu  sameyneynaa qaliin yar oo xirfadaysan, kaas oo lagaga bi...
28/09/2026

QALLIINKA KA-BIXINTA BUROOYINKA KA SOO BAXA MAQAARKA.

Waxan kuu sameyneynaa qaliin yar oo xirfadaysan, kaas oo lagaga bixinayo burooyinka dufanka, qanjidhada, iyo burooyinka maqaarka.

Booqo isbitaalka πŸ“ GMC Hospital – Dhagacade,

Contact:
πŸ“ž+252 907752233 / +252 906884444

26/09/2026

Muuqaalkan, Dr. Hamdi Ahmed Nugaal dhakhtarad ku takhasustay cudurada ku dhaca haweenka iyo qaliimadooda oo ka hawl gasha isbitaalka GMC Hospital ee Dhagacade, waxay si xeel-dheer oo sahlan ugu faahfaahinaysaa una sharaxaysah muhiimadda iyo habka saxda ah ee Induction of Labor (Foolinta).


Contact: +252 907752233 / 906884444 / +252 904706666

21/09/2026

MAALINTA CAALAMIGA AH EE KANSARKA XUBNAHA TARANKA HAWEENKA (SEPTEMBER 20TH) πŸŽ—οΈ

Muuqaalkan,Dr. Abdulkadir Mohamud Giama (Dhagacadde) iyo Dr. Hamdi Ahmed Nugaal ayaa si wada jir ah bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka ugu maamuusay Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka Xubnaha Taranka Haweenka (World Gynecologic Oncology Day).

🎁 Fursad Bilaash Ah (Free): Maadaama GMC Hospital uu u taagan yahay u daryeelka bulshada, isbitaalku wuxuu 200 ee qof ee ugu horraysa ugu deeqay Si BILAASH ah! baaritaanka Pap Smear Screening (Baaritaanka Afka Ilmo-galeenka)

Ka faa'iideeyso fursaddan oo samee baaritaan xilli h**e ah si aad noloshaada iyo midda qoyskaagaba u badbaadiso!

πŸ“ GMC Hospital Dhagacade Gaalkacyo,
πŸ“ž Contact: +252 907752233 / 906884444 / 904706666

πŸŽ—οΈ Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20=ka September 2026, waxaa loo Asteeyey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kansa...
20/09/2026

πŸŽ—οΈ Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20=ka September 2026, waxaa loo Asteeyey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka Xubnaha Taranka Haweenka (World Gynecologic Oncology Day)!

πŸŽ—οΈ daryeelka caafimaad ee haweenku wuxuu ka bilaabmaa wacyigelin dhab ah iyo baaritaan xilli h**e ah. Munaasabadda maalintan caalamiga ah ee ay maamuusaan GMC Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka la wadaagayaa:

πŸ“’ Baaqa Wacyigelineed :

🩺 Aad Baaritaan Xilli H**e Ah (Screening): U tag dhakhtar takhasus leh si aad u samayso baaritaannada joogtada ah ee ka hortagga iyo ogaanshaha xilli h**e ee kansarrada ku dhaca xubnaha taranka haweenka, maadaama baaritaanka xilli h**e uu yahay fure nolosha badbaadin kara.

πŸ“ GMC Hospital Dhagacade, Gaalkacyo,
πŸ“ž Contact: +252 907752233 / +252 906884444

dhammaan Bulshada kunool gobolka mudug iyo nawaaxigeeda gaar ahaan hooyooyinka waxan ku wargelinaynaa in maalin kasta oo...
19/09/2026

dhammaan Bulshada kunool gobolka mudug iyo nawaaxigeeda gaar ahaan hooyooyinka waxan ku wargelinaynaa in maalin kasta oo Talaado ah uu Numbarka booqashada iyo la-talinta dhakhtaradu uu yahay billaash (FREE)!

Haddii aad qabto baahi caafimaad ama aad rabto la-talin xirfadaysan oo ku saabsan daryeelka hooyada, ilmaha, ama cudurrada haweenka, ka faa'iideyso fursaaddan gaarka ah.

Ballan ka qabso maanta ama nagu soo booqo isbitaalka maalin kasta oo Talaado ah.

πŸ“ GMC Hospital Dhagacade Gaalkacyo,
πŸ“ž Contact: +252 907752233 / 906884444 / 904706666

Address

Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GMC Hospital - Galkacyo Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GMC Hospital - Galkacyo Medical Center:

Shortcuts

Share