15/10/2026
Shaafi Healthcare oo ku qabtay Olole caafimaad Suuqa Waaheen oo dadka lagaga Wacyigelinaayey dhibaatada Xanuunada Raaga, halkaas oo dadweynaha loogu qabtay adeegyo baadhis caafimaad oo bilaash ah iyo la talin caafimaad oo ku saabsan maaraynta & ka hortaga xanuunada raaga.
Macmiil, Isticmaal adeegyada Shaafi App oo ka gooso kaadhadhka ๐๐ก๐๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐, adiga oo goobtada jooga kala soo deg Shaafi App https://onelink.to/shaafiapp ama soo wac ๐๐๐๐.
Shaafi waa fudaydiyaha Caafimaadkaaga.
_
Email: [email protected]
Web: https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/