14/09/2026
4 exercise oo qofka macaanka qabaa u sameeyo marka uu cunto cuno isla markaan una baahnayn inuu qaato insulin ama dawo , isla markaana hoos u dhigaysa macaanka xidida muddo kooban waxa ka mida .
1) inu koro salaanamdda ama catabaddaha 3 jeer oo isku xigta.
2) 10 minute oo socod ah marka uu cuntadda cun isla markiiba.
3) inuu smeeyo ( sqaut exercise ) inu fadhi kaco 30 xabo oo ah 3 wareeg .
4) inuu isagoo fadhiya uu cidhibsado ama fara ku istaago hadana celiyo ( ama taagni buu ku samayn karaa ) 3 wareeg 30 xabo
Afartaa jimicsi waxay hoos u dhigayaa sonkorta dhiiga 52% . Adoona isticmaalin dawo .
Fadlan tijaabi muddo 2 week ah deedna nala soo wadaag natiijadda . Fariimo ku reeb postigan .
Nouh botan .