25/10/2026
Ma isku aragtay buro kaa soo baday? Ma kugu haysaa warwar iyo culays?
Videogan waxaan idiin kula wadaagi doonaa noocyada burooyinka iyo kuwa noqon kara
cancer.
Waxa inoo soo jeedin doona Dr Mukhtar oo ah Pathologist, ku takhasay shaybaadhada cancerka
Produced by