Shabelle Institute Of Education

Directions

Shabelle Institute Of Education This page is for health advice and health education for all

  Mohamed Abdirahman  one (1) # MidwiferyShabelle Shine
25/10/2026

Mohamed Abdirahman
one (1)
# Midwifery
Shabelle Shine

  Mohamed Ali  one (1) # MidwiferyShabelle Shine
24/10/2026

Mohamed Ali
one (1)
# Midwifery
Shabelle Shine

24/10/2026



MACHADKA SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION

Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee jecel barashada iyo horumarinta aqoonta caafimaadka loogu bishaaraynayaa in Machadka Shabelle Institute of Education uu bilaabayo fasallo cusub oo lagu baranayo koorsooyin caafimaad oo muhiim ah.

KOORSOOYINKA LA BIXINAYO:

✅ 🩺 Public Health – Caafimaadka Bulshada
✅ 👩‍⚕️ Nursing – Kalkaaliso Caafimaad
✅ 🔬 Laboratory – Shaybaarka Caafimaadka
✅ 🏥 PHC – Primary Health Care
✅ 🥗 Nutrition – Nafaqada
✅ 🚑 Emergency First Aid – Gargaarka Degdegga ah

FG: KOORSADU WAA LACAG LA'AAN!
WAXAADNA KU BARANDOONTAA AFKAGA HOOYO

Ka faa'iidayso fursaddan waxbarasho oo ku kobci aqoonta iyo xirfadahaaga caafimaad.

Muddada Waxbarashada: 5 Bilood
Shahaado: Diploma
Waqtiga: 4:00 Galabnimo

FIIRO GAAR AH:
Fasalada la qaban doono waa kuwo xadidan.
Haddaba ha seegin fursaddan—iska diiwaangeli waqtigeeda!

WIXII FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR WHATSAPP:

📞 +252 615 613 497
📞 +252 615 919 268

SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION

  Mohamed Kasim  one (1) # MidwiferyShabelle Shine
23/10/2026

Mohamed Kasim
one (1)
# Midwifery
Shabelle Shine

  SHABELLE OO SOO GABAGABEEYAY TABABARKA GARGAARKA DEGDEGGA AHMachadka Shabelle Institute of Education (SHINE) ayaa si r...
21/10/2026

SHABELLE OO SOO GABAGABEEYAY TABABARKA GARGAARKA DEGDEGGA AH

Machadka Shabelle Institute of Education (SHINE) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay tababarka Gargaarka Degdegga ah (First Aid Training) oo loo qabtay ardayda 18-aad ee Machadka Shabelle

Tababarkan ayaa ardayda lagu barayay aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee gargaarka degdegga ah, si ay awood ugu yeeshaan inay si habboon uga jawaabaan xaaladaha degdegga ah, una caawiyaan dadka u baahan gurmad caafimaad.

Gabagabada tababarka, ardaydii ka qaybgashay ayaa la guddoonsiiyay caddeynaya ka qaybgalka iyo dhammaystirka tababarka.

Maamulka Machadka Shabelle wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda 18-aad, isagoo ku dhiirrigelinaya inay aqoonta iyo xirfadaha ay barteen ugu adeegaan bulshada, kana qayb qaataan badbaadinta nolosha dadka.

INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE)
“Empowering Education for a Better Future”

waa furaha guusha mustaqbalkaaga berri.


Shabelle Shine

  Sano Ayaa Ka Soo WareegtayMaanta oo kale sanadkii h**e, ardayda   Shabelle  waxay sameeyeen   Training on Suture Proce...
04/10/2026

Sano Ayaa Ka Soo Wareegtay

Maanta oo kale sanadkii h**e, ardayda Shabelle waxay sameeyeen Training on Suture Procedure, iyagoo ku dabaqayay aqoontii ay barteen xirfadda caafimaadka.

Waxay ahayd maalin muhiim ah oo muujisay sida + tababar gacmeed (practical) ay u dhisaan xirfadda ardayga caafimaadka.

sano kadib, xusuustii practical-kaas weli waa mid qiimo leh.

Institute of Education
Today, Transforming Tomorrow.

  SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE)  1 – Midwifery StudentsMachadka Shabelle wuxuu si joogto ah ugu dadaalaa in ar...
01/10/2026

SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE)

1 – Midwifery Students

Machadka Shabelle wuxuu si joogto ah ugu dadaalaa in ardaydiisu helaan aqoon iyo xirfad caafimaad oo isku dhafan.

Ardayda Batch 1 ee Midwifery ayaa maanta sameeyay tababar ku saabsan sida loo geliyo Cannula (Cannulation), iyadoo ardayda lagu barayay habka saxda ah, nadaafadda, badbaadada bukaanka iyo xirfadaha muhiimka ah ee cannulation-ka.

Tababarkan wuxuu qeyb ka yahay barnaamijyada practical skills training ee Machadka Shabelle, kuwaas oo ardayda ka caawiya inay si kalsooni leh ugu dabaqaan aqoonta ay fasalka ku bartaan.

SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE)
“Empowering Education for a Better Future”

📞 Contact: 615613497 / 615919268

  MUHIIM AH – SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION  LABORATORY – BATCH KA 2-AADMachadka   INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE) wuxu...
21/09/2026

MUHIIM AH – SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION

LABORATORY – BATCH KA 2-AAD

Machadka INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE) wuxuu ku dhawaaqayaa furitaanka Course-ka Laboratory, Batch-ka 2-aad.

Haddii aad xiisaynayso inaad barato cilmiga Medical Laboratory, tani waa fursad aad ku kobcin karto aqoontaada iyo xirfaddaada caafimaad.

Waxaad baran doontaa:

1. Hematology – Falanqaynta Dhiigga
2. Clinical Chemistry – Kiimikada Caafimaadka
3. Microbiology – Bakteeriyada iyo Fayrasyada
4. Urine & Stool Analysis
5. Blood Banking
6. Medical Laboratory Techniques

Waxaad heli doontaa:
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Tababar ku saleysan theory & practical
✅ Fursad aad ku horumariso xirfadda Laboratory-ga
✅ Shahaado marka aad dhammaysato course-ka

FURSADDA HA SEEGIN!

Kuraastu waa kooban tahay — fadlan ha sugin ilaa laga buuxiyo.

Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah kala xiriir:

615 613 497/615 919 268

SHABELLE INSTITUTE OF EDUCATION (SHINE)
"Aqoonta waa furaha guusha mustaqbalkaaga".

“Fursaddaada maanta, guushaada berrito!”

  Difaaca Thesis-kaWaxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa   Farah Hussein, oo si guul leh u difaacatay Thesis-keeda Jaam...
26/08/2026

Difaaca Thesis-ka

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Farah Hussein, oo si guul leh u difaacatay Thesis-keeda Jaamacadda Plasma, Heerka 1-aad.

Guusha aad maanta gaartay waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad iyo juhdi badan oo aad gelisay waxbarashadaada. Waxaan kuu rajaynayaa in guushan ay noqoto bilowga guulo ka waaweyn oo aad mustaqbalka gaarto.

Ayan Farah Hussein!
Guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa.

Address

Via
Merca

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabelle Institute Of Education posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share