Ahla Jaw Somalia

Call Directions

Ahla Jaw Somalia Discover Our Luxurious Fragrances and Scent Diffuser Devices.

Jimco WanaagsanWaxaan jimca wanaagsan  leenahay  guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo macaamiisheena.
28/08/2026

Jimco Wanaagsan

Waxaan jimca wanaagsan leenahay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo macaamiisheena.



Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed!Ahla Jaw Somalia waxay hambalyada iyo farxadda la qaybsanaysaa dhammaan ardayda Soomaaliye...
15/08/2026

Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed!

Ahla Jaw Somalia waxay hambalyada iyo farxadda la qaybsanaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta ku baasay imtixaanka Shahaadiga Qaranka.

Guulo Intaan ka badan iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa Insha Allah.



Jimco Wanaagsan
07/08/2026

Jimco Wanaagsan

Farriinta Jimacaha:Ugu noolow dunida sida musaafir socdaal ku jira.Maalka, mansabka iyo raaxadu way dhammaanayaan, laaki...
24/07/2026

Farriinta Jimacaha:

Ugu noolow dunida sida musaafir socdaal ku jira.

Maalka, mansabka iyo raaxadu way dhammaanayaan, laakiin camalka wanaagsan ayaa garabkaaga ahaan doona. Maanta kaga faa'iidayso fursadda aad ku kasban karto ajar iyo kheyr!



22/07/2026

50% OFF – Kaliya 2 Maalmood!

Maanta waa waqtigii aad heli lahayd perfume-ka aad jeclayd waliba qiimo macquul ah oo aan dib loo soo celin karin.

Dhammaan Barafuunada Ibraaq Perfumes ee Ahlo Jaw Somalia waxaa laguugu sameeyay 50% qiimo dhimis muddo 2 maalmood oo keliya.

Naftaada uga faa'iidayso fursaddan, ama qof aad jeceshahay u hadiyee perfume tayo sare leh.

Isku hadyeeya aad is jeclaa time!

📩 Nala soo xiriir si aad u dalbato kahor inta uusan

📞 0612599697
📍Hodan distirct Near Java Coffee and Garden




𝐅𝐚𝐫𝐫𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚Nolosha casriga ah waxay nagu keentay mashquul badan, illaa ay yaraadeen waqtiyadii aan la qaadan jirna...
17/07/2026

𝐅𝐚𝐫𝐫𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚

Nolosha casriga ah waxay nagu keentay mashquul badan, illaa ay yaraadeen waqtiyadii aan la qaadan jirnay qoyska, qaraabada iyo asxaabta. Laakiin Jimcuhu waa fursad wayn iyo dabar ay tahay inaad xigtada, xididka iyo saaxibada aad ku hayso ee kaga faa’iidayso:

✔️Xiriirinta qaraabada iyo saaxibada
✔️Waqti la qaadashada qoyska
✔️ Iyo Inaad naftaada unasiso.

Jimco wanaagsan.



04/07/2026

Caraftu waa qayb ka mid ah aqoonsiga ganacsigaaga.

Macaamiishu ma xasuustaan oo keliya waxa ay arkeen, waxay sidoo kale xasuustaan waxa ay dareemeen, taasina waa sababta Maria Butiig iyo Olive Skin Care ay u doorteen adeegyada carfinta hawada ee Ahlo Jaw Somalia, si ay ugu abuuraan macaamiishooda jawi nadiif ah, deggan, oo caraftiish soo jiito macaamiisha.

Adiguna haddii aad leedahay:

✨ Butiig
✨ Xarun caafimaad
✨ Salon
✨ Hotel
✨ Xafiis ama xarun ganacsi

Waxaan kuu haynaa xalal carfineed oo sare u qaadaya Jawiga ganacsigaaga.

Ahlo Jaw Somalia – Caraf macaamiisha soo dhoweysa, iyo dareenna dib u soo celiya.

Nala soo xariir maantaba:

📞 0612599697
📍Hodan distirct Near Java Coffee and Garden



🇸🇴 Hal Calan, Hal Qaran, Hal HimiloMunaasabadda 1-da Luuliyo awgeed, waxay Ahlo Jaw Somalia hambalyo iyo bogaadin u dira...
30/06/2026

🇸🇴 Hal Calan, Hal Qaran, Hal Himilo

Munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed, waxay Ahlo Jaw Somalia hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay gobonnimada, midnimada iyo rajada ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryeynaa dalkeenna inuu ku galadaysto nabad, wadajir iyo barwaaqo.

Soomaaliya ha noolaato, Soomaaliya ha mideysnaato.🇸🇴




26/06/2026

Hambalyo 26-ka Juun!

Ahlo Jaw Somaliya, waxay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaysaa 66-sano guurada ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi. Iyadoo dalka iyo dadka Soomaaliyeed u rajaynaysa maalmo ay ka buuxaan nabad, barwaaqo iyo farxad.

Somaaliya hanoolaato oo Ku dabbaaldega maalmahan jawi udgoon leh. 🇸🇴



Hambalyo 26-ka Juun!Ahlo Jaw Somaliya, waxay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaysaa 66-sano ...
25/06/2026

Hambalyo 26-ka Juun!

Ahlo Jaw Somaliya, waxay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaysaa 66-sano guurada ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi.

Alle ha dhowro Soomaaliya, oo haka dhigo nabad, midnimo iyo barwaaqo.

Somaaliya hanoolaato, Soomaaliya ha is raacdo. 🇸🇴



Address

Makkah Al Mukarrammah, Mogadishu
Mogadisho

Telephone

+905526728346

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahla Jaw Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share