28/08/2026
Bishaan september owgiise waxaan u sameeynay qiima dhimis koorsada hoos ku qoran:
Koorsyadaan oo ka faideysanya bahda caafimaad ee qeyahiisa kala duwan iyo kuwa ku shaqeye koorsada hoos ku xusan, iyo dhamaan ardada iyo kuwa jecel mustaqbalka ineey ku shaqeeyaan koorasyada halkaan soo bandhignay
1. Barasha cuduruda maqaarka iyo timiyaha iyo cidida ( )
2. Barashada xirfada suuxdinta ( )
3. Barashada xirfada ( )
4. Barashada qaab dhismeedka iyo shaqada jirka ( & )
5. Aqrinta ( ) wadnaha - English
6. Barasha iyo ku dhaqanka anshaxa caafimaadka (Medical )
7. Barashada maareynta iyo ka hortagi cudarda infakshanka ( prevention & control)
Waqtiga wuu kooban yahay ka faaideysi wacan.
F.G: kooras walbo aad iska diiwangalineyso waxaa la bixid doontaa lacagta koorsada iyo shahaadada - .
****** Shuruudaha ugu muhimsan:
1. Magacaado dhameystiran
2. Koorsada aad rabto inaad ku biirto
3. Telegram number oo casharada ku qaadato
4. Sawir teesaro markaad koorsada iska diiwangaliso si shahaadadaada kugu darno
wixii faahfahin dheeraad ah kala xiriir nambarada hoos ku xiran:
0615462873 - 0687247444