27/10/2026
🚭 Sigaarku Waa Cadowga Sambabadaada! 🫁
Sigaar cabistu waxay kordhisaa halista kansarka sambabada iyo cudurrada neefsashada. Ilaali caafimaadkaaga adigoo ka fogaanaya sigaarka.
🏥 Nagu soo booqo Isbitaalka Dufle si aad u hesho talo caafimaad oo sax ah.
📞 61 5516912