Baraka Hospital

Call Directions Contact the business

Baraka Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baraka Hospital, Medical and health, Warshada Caanaha Degmada Hodan, Mogadishu.

10/10/2026

๐—ค๐—ฎ๐—น๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ณ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ?

Ma aragtay qof labada garab midkood ka sarreeyo kan kale, ama marka uu foorarsado labada dhinac ee dhabarkiisu aanay isku sinnayn?

Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa qallooca laf-dhabarta iyo sida lagu garto.

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ si aad wax badan uga ogaato. Soo booqo ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น si aad u hesho baaritaan iyo la-talin caafimaad.

๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho.

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ข โ€” ๐—˜๐—ก๐—ง ๐—ฆ๐—ฃ๐—˜๐—–๐—œ๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฆ๐—งBaraka Hospital wuxuu raadinayaa dhakhtar ku takhasusay cudurrada dhegaha, sanka iyo cunaha...
08/10/2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ข โ€” ๐—˜๐—ก๐—ง ๐—ฆ๐—ฃ๐—˜๐—–๐—œ๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฆ๐—ง
Baraka Hospital wuxuu raadinayaa dhakhtar ku takhasusay cudurrada dhegaha, sanka iyo cunaha (ENT Specialist) si uu ugu biiro kooxda dhakhaatiirta isbitaalka.
๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
โœ… Shahaado takhasuska ENT.
โœ… Ugu yaraan 3 sano oo waayo-aragnimo ah takhasuska ENT.
๐Ÿ“ฉ Ku soo dir CV-gaaga, warqadda codsiga iyo shahaadooyinkaaga:
[email protected]
Deadline K**a dambaysta codsiga: 30 Oktoobar 2026

๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น waxa uu kuu hayaa adeegyo ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป oo ...
08/10/2026

๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น waxa uu kuu hayaa adeegyo ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป oo ku saabsan caafimaadka afka iyo daryeelka ilkaha, waxaana kuu ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—•๐˜‚๐—น๐—น๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.
Adeegyada waxaa ka mid ah
โœ… Daaweynta ilkaha
โœ… Buuxinta ilkaha
โœ… Nadiifinta ilkaha
โœ… Gelinta ilkaha
โœ… Beerista ilkaha
โœ… Bixinta ilkaha
Soo booqo Baraka Hospital si aad u hesho baaritaan, la-talin iyo daryeel ku habboon caafimaadka afkaaga iyo ilkahaaga
๐Ÿ“ž 061 3992225 | 061 3992224
๐Ÿš‘ Gurmadka degdegga ah: 3335
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho.

08/10/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฐ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ?
๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ayaa muuqaalkan kaga hadlaya cudurrada gudaha, sida macaanka, dhiigkarka iyo dhibaatooyinka caloosha ee gaaska.
๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ si aad wax badan uga ogaato. Soo booqo ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น si aad u hesho baaritaan iyo la-talin caafimaad.
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho.

Baraka Hospital waxay maanta, 7 Oktoobar 2026, qabatay seminar ku saabsan ๐—–๐—ต๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐—ง๐˜‚๐—ฏ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ & ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ Maareynta...
07/10/2026

Baraka Hospital waxay maanta, 7 Oktoobar 2026, qabatay seminar ku saabsan ๐—–๐—ต๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐—ง๐˜‚๐—ฏ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ & ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ Maareynta Tuubada Laabta iyo Daryeelka Kalkaalinnimada.

Seminarka waxaa soo jeediyay๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—น๐—ถ, waxaana diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha caafimaadka ee daryeelka bukaannada leh tuubada laabta.

Waxaan u mahadcelinaynaa Dr. Abdiraxman iyo dhammaan ka qaybgalayaasha seminarka.

๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho.

07/10/2026
07/10/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ waxaan Baraka Hospital keenay walaashay oo la ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฑ ๐˜…๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ. ๐—”๐—น๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต, hadda xaaladdeedu aad ayay u wanaagsan tahay.

Dhammaan shaqaalaha iyo dhakhaatiirta isbitaalka si wanaagsan ayay noola shaqeeyeen. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น soo dhaweyntii, daryeelkii iyo adeegii wanaagsanaa ee ay walaashay u fidiyeen

Aad iyo aad baad u mahadsan tihiin.

06/10/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฒ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ?

๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ayaa muuqaalkan ku sharaxaya doorka dhakhtarka cudurrada guud iyo cudurrada uu daweeyo.

โ–ถ๏ธ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ si aad wax badan uga ogaato. Soo booqo ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น si aad u hesho baaritaan iyo la-talin caafimaad.

๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho.

05/10/2026

๐—ช๐—ฎ๐—น๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐˜€-๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ?

๐——๐—ฟ. ๐—ž๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ, dhakhtaradda haweenka ee๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น, ayaa maanta ka jawaabaysa suโ€™aal ay dad badan oo nagu xiran na weydiiyeen saamaynta walwalka iyo stress-ku ku leeyihiin hormoonnada iyo caafimaadka dumarka.

Daawo muuqaalka si aad u fahamto mawduucan, suโ€™aalahaagana nagula wadaag qaybta faallooyinka

05/10/2026

๐—ช๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜†, ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—น๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ.

Hooyadan ayaa nala wadaagaysa farxaddeeda kadib markii wiilkeeda oo aad u xanuunsanaa ay keentay ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น. Alxamdulillaah, maanta xaaladdiisu aad ayay u wanaagsan tahay.

Waxay mahadcelin u jeedinaysaa ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฟ iyo dhammaan shaqaalaha isbitaalka oo si wanaagsan u daryeelay wiilkeeda.

Maanta anigoo aad u faraxsan ayaan isbitaalka ka baxayaa. Baraka Hospital, aad baad u mahadsan tihiin.

๐Ÿ“ž 061 3922225 | 061 3922224
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho

Address

Warshada Caanaha Degmada Hodan
Mogadishu

Telephone

+252613922225

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraka Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baraka Hospital:

Shortcuts

Share