Gobaad clinic

Call Directions Contact the business

Gobaad clinic waa xarun ku shaqaysa baritaanka iyo daweynta cudurada haweenka iyo caruurta

Uurkaaga waa safar u baahan daryeel iyo la socod joogto ah!Hooyo, ilaalinta caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga waxay ka bi...
31/10/2026

Uurkaaga waa safar u baahan daryeel iyo la socod joogto ah!

Hooyo, ilaalinta caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga waxay ka bilaabataa baaritaanno joogto ah iyo talo caafimaad oo sax ah.

Drs. Basra Daauud Salaad, Dhakhtarka Haweenka iyo Uurka ee Gobaad Polyclinic, waxay diyaar u tahay inay kaa caawiso la socodka uurkaaga.

Ha sugin dhibaato caafimaad si aad dhakhtar u booqato. Daryeelka uurkaaga maanta bilow!

Igala soo xiriir: +252 61 4141431

25/10/2026

Ma sax baa in caado xanuunka uu kaa joogsanaayo markaad guursatid?

Daryeelka wanaagsan ee hooyada iyo ilmaha wuxuu muhiim u yahay caafimaadkooda iyo bilowga nolol wanaagsan.Drs. Basra Daa...
17/10/2026

Daryeelka wanaagsan ee hooyada iyo ilmaha wuxuu muhiim u yahay caafimaadkooda iyo bilowga nolol wanaagsan.

Drs. Basra Daauud Salaad, Dhakhtarada Haweenka iyo Uurka ee Gobaad Polyclinic, waxay diyaar u tahay inay ku siiso daryeel iyo talo caafimaad.

Nagala soo xiriir: 061 4141431

15/10/2026

Kansarka naasaha waa dilaa, baro calaamadaha oo ka hortag dhibaatadiisa.

Hooyo, caafimaadkaaga iyo kan ilmahaagu waxay mudan yihiin daryeel gaar ah!Ma ogtahay waqtiga ay tahay in haweeneyda uur...
14/10/2026

Hooyo, caafimaadkaaga iyo kan ilmahaagu waxay mudan yihiin daryeel gaar ah!
Ma ogtahay waqtiga ay tahay in haweeneyda uurka leh ay la kulanto dhakhtar? Baaritaannada uurka ee joogtada ahi waxay muhiim u yihiin la socodka caafimaadka hooyada iyo koritaanka ilmaha.

Drs. Basra Daauud Salaad, Dhakhtarka Haweenka iyo Uurka ee Gobaad polyclinic, waxay diyaar u tahay inay ku siiso talo iyo daryeel caafimaad.

Ballan qabso: WhatsApp 061 4141 431

𝐊𝐀𝐍𝐒𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐍𝐀𝐀𝐒𝐚𝐡𝐚: 𝐎𝐆𝐀𝐀𝐍𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐄 𝐖𝐀𝐀 𝐁𝐀𝐃𝐁𝐀𝐀𝐃𝐎!Kansarka naasaha waa cudur u baahan wacyigelin iyo in si joogto ah looga ...
12/10/2026

𝐊𝐀𝐍𝐒𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐍𝐀𝐀𝐒𝐚𝐡𝐚: 𝐎𝐆𝐀𝐀𝐍𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐄 𝐖𝐀𝐀 𝐁𝐀𝐃𝐁𝐀𝐀𝐃𝐎!

Kansarka naasaha waa cudur u baahan wacyigelin iyo in si joogto ah looga warqabo isbeddellada ku dhaca naasaha. Ogaanshaha h**e wuxuu muhiim u yahay in daaweynta la bilaabo waqtigeeda.

𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐠𝐭𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐭𝐨

✅ Buro ama barar naaska ama kilkilaha ka soo baxa.
✅ Isbeddel ku yimaada cabbirka ama qaabka naaska.
✅ Ibta naaska oo gudaha u laabata ama dheecaan aan caadi ahayn ka yimaado.
✅ Maqaarka naaska oo isbeddela ama yeesha muuqaal aan caadi ahayn.

𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐧𝐨𝐰: Calaamadahan mar walba kansar ma aha, laakiin waxay u baahan karaan baaritaan caafimaad. Ha sugin in calaamaduhu bataan.

Daryeel caafimaadkaaga, kana feejignow isbeddel kasta oo ku yimaada naasahaaga.

06/10/2026

Ma taqaanaa hormoonka qeyb muhiim ah ka qaato naas nuujinta.

30/09/2026

Ma la dhiban tahay xanuunada kala duwan ee dumarka, waxaa gobaad polyclinic kugu diyaar ah Dr Basra oo ah dhkhtarada cudurada haweenka.

Wixi faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir nambarka 061 4141 431
Ama nagu soo booqo xarunta oo ku taalo xaafada Towfiiq.

Address

Somalia, Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252618650652

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobaad clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gobaad clinic:

Shortcuts

Share