17/09/2026
๐ฅ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ (๐๐๐ฉ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐๐จ๐ฉ๐ข๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ซ๐ฒ)
Ma ku dhibayaan xanuunka xameetida ama dhagaxa xameetida (Gallstones)?
Bukaankan ayaa h**e uga cabanayey xanuun iyo lalabbo, gaar ahaan marka uu cuntada cuno ka dib, taas oo saameyn ku yeelatay nolol maalmeedkiisa.
Kadib baaritaan caafimaad, waxaa loo sameeyay qalliinka xameetida ee laparoscopic-ka, oo ah hab casri ah oo lagu sameeyo qalliinka iyadoo la adeegsanayo jeexitaanno yaryar.
Alxamdulillaah, qalliinkii si guul leh ayuu ku dhammaaday, bukaankuna wuxuu hadda ku jiraa xaalad wanaagsan oo caafimaad. โค๏ธโ๐ฉน
โจ Haddii aad la kulmeyso calaamado la xiriira xameetida, ha iska indha-tirin. Baaritaan caafimaad samee.
๐ Nala soo xiriir: 4446
๐ KM14, Wadada Afgooye