SAN Medical Supply

Call Directions Website Contact the business

SAN Medical Supply SAN MEDICAL SUPPLY is a leading supplier of high-quality medical equipment, committed to advancing healthcare .

We serve hospitals, and healthcare providers with state-of-the-art equipment that meets international standards for safety and performance.

19/10/2026
Pictures:SAN Medical Supply Management Team at Hiiliye Health Forum in Nairobi.
17/10/2026

Pictures:
SAN Medical Supply Management Team at Hiiliye Health Forum in Nairobi.

Meet us at  Somali Cardiac Society Conference We are committed to strengthening Somalia’s cardiovascular healthcare sect...
17/10/2026

Meet us at Somali Cardiac Society Conference

We are committed to strengthening Somalia’s cardiovascular healthcare sector by bringing the latest medical technologies, innovative cardiac equipment, and advanced healthcare solutions to support better patient outcomes.

Together, we are advancing cardiac care in Somalia!

GOLD SPONSOR ANNOUNCEMENT

The Somali Cardiac Society is pleased to welcome SAN Medical Supply as a Gold Sponsor of the 2nd National Cardiac Conference 2026.

We sincerely appreciate their generous support and commitment to advancing cardiovascular care in Somalia.

📅 29 October 2026
📍 Décalé Airport Hotel, Mogadishu

WARBIXIN MUHIIM AH OO KU SOCOTA MACAAMIISHEENA SHARAFTA LEH!Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu bishaaraynaynaa in aa...
12/10/2026

WARBIXIN MUHIIM AH OO KU SOCOTA MACAAMIISHEENA SHARAFTA LEH!
Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu bishaaraynaynaa in aan dalka keenayno qalabka casriga ah ee GE HealthCare CT Scan, kuwaas oo ka mid ah qalabka caafimaad ee tiknoolajiyaddoodu heerka sare gaadhay.
🏥 64-Slice CT Scan iyo 128-Slice CT Scan ayaa dhawaan dalka imanaya, waxaana la qorsheynayaa in la rakibo si xarumaha caafimaadku u helaan adeegyo sawir-qaadis oo casri ah.
🤝 Ma tahay isbitaal ama xarun caafimaad oo qorshaynaysa inay iibsato CT Scan? Waxaan diyaar kuula nahay:
✅ Qalab tayo sare leh oo ka socda GE HealthCare.
✅ Adeeg xirfadeed iyo taageero farsamo.
✅ Rakibid iyo hagitaan ku habboon baahida xaruntaada.
GE HealthCare CT Scan – Tiknoolajiyad Casri ah, Adeeg Tayo Leh, iyo Horumarinta Caafimaadka.

Qᴀʟᴀʙ ᴄᴀᴀꜰɪᴍᴀᴀᴅ ᴏᴏ ᴛᴀʏᴏ ꜱᴀʀᴇ ɪʏᴏ ᴅᴀᴍᴀᴀɴᴀᴅ ʙᴜᴜxᴅᴀ ʟᴇʜ ᴜɢᴜꜱᴏᴏ ʜᴀɢᴀᴀɢ SAN Medical Supply
𝙽𝚊𝚐𝚞𝚜𝚘𝚘 𝙱𝚘𝚘𝚚𝚘 𝚇𝚊𝚛𝚞𝚖𝚊𝚑𝚎𝚎𝚗𝚊 𝚊𝚖𝚊 𝚗𝚊𝚐𝚊𝚕𝚊𝚜𝚘𝚘 𝚇𝚒𝚍𝚑𝚒𝚒𝚍𝚑 𝙽𝚞𝚖𝚋𝚎𝚛𝚊𝚍𝚊𝚗
𝖃𝖆𝖗𝖚𝖒𝖆𝖍𝖆 𝕾𝖍𝖎𝖗𝖆𝖐𝖆𝖉𝖉𝖆 𝕮𝖔𝖓𝖙𝖆𝖈𝖙𝖘
📍ᴍᴏɢᴀᴅɪꜱʜᴜ ☎️+252-61-9067124
📍ᴀᴅᴅɪꜱᴀʙʙᴀ ☎️+251-910235151
📍 ʜᴀʀɢᴇɪꜱᴀ ☎️+252-2-524662
📍 ɢᴀʀᴏᴡᴇ ☎️+252-5-847669.
📍ᴊɪɢᴊɪɢᴀ ☎️+251-915062544
📍ʟᴀꜱ,ᴀɴᴏᴅ ☎️ +252-2-755751
📍ʙᴜʀᴄᴏ ☎️+252-63-4365220
🟩𝖂𝖍𝖆𝖙𝖘𝕬𝖕𝖕
63 7612472

@topfans

Meet our CEO at the Hiiliye Health Forum in Nairobi, Kenya!Join us to discuss healthcare solutions, explore our latest m...
09/10/2026

Meet our CEO at the Hiiliye Health Forum in Nairobi, Kenya!

Join us to discuss healthcare solutions, explore our latest medical products, and discover opportunities for collaboration. We look forward to connecting with you!

𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐡 oo ah Agaasimaha guud ee SAN Medical Supply ayaa kamid ah madaxda 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟔 ka qeybgalaya shirweynaha caafimaadka 𝐄𝐚𝐬𝐭 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐜𝐚𝐫𝐞 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭 ee ka dhacaya magaaladda 𝐍𝐚𝐢𝐫𝐨𝐛𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚.

Faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir:
𝐓𝐞𝐥𝐥: 𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟖𝟓𝟑𝟐𝟗 | 𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐢𝐧𝐟𝐨@𝐡𝐢𝐢𝐥𝐢𝐲𝐞.𝐨𝐫𝐠



J U M A       M U B A A R A K
09/10/2026

J U M A M U B A A R A K

𝐒𝐚𝐠𝐨𝐨𝐭𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐧𝐚𝐪 – Mohamed NadiifWaxaa maanta sagootin iyo mahadnaq loo sameeyay Mohamed Nadiif, oo kamid ahaa hawl...
04/10/2026

𝐒𝐚𝐠𝐨𝐨𝐭𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐧𝐚𝐪 – Mohamed Nadiif

Waxaa maanta sagootin iyo mahadnaq loo sameeyay Mohamed Nadiif, oo kamid ahaa hawlwadeennadii muddada la shaqeynayay Shirkadda SAN Medical Supply .

Waxaan uga mahadcelineynaa dadaalkii, waqtigii iyo shaqadii wanaagsaneyd ee uu muddadii uu nala joogay ku bixiyay Shaqada Shirkadda, Waxay ahayd sharaf iyo farxad inaan si wadajir ah u wada shaqeyno.

Maadaama uu maanta soo gabagabeynayo shaqadiisii, waxaan u rajeyneynaa guul, horumar iyo mustaqbal wanaagsan meel kasta oo uu tallaabadiisa xigta ku wajaho.

𝙼𝚊𝚑𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍 Mohamed Nadiif, 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗𝚊 𝚔𝚞𝚞 𝚛𝚊𝚓𝚎𝚢𝚗𝚊𝚢𝚗𝚊𝚊 𝚐𝚞𝚞𝚕 𝚒𝚢𝚘 𝚑𝚘𝚛𝚞𝚖𝚊𝚛 𝚓𝚘𝚘𝚐𝚝𝚘 𝚊𝚑.

@topfans

Qᴀʟᴀʙ ᴄᴀᴀꜰɪᴍᴀᴀᴅ ᴏᴏ ᴛᴀʏᴏ ꜱᴀʀᴇ ɪʏᴏ ᴅᴀᴍᴀᴀɴᴀᴅ ʙᴜᴜxᴅᴀ ʟᴇʜ ᴜɢᴜꜱᴏᴏ ʜᴀɢᴀᴀɢ SAN Medical Supply𝙽𝚊𝚐𝚞𝚜𝚘𝚘 𝙱𝚘𝚘𝚚𝚘 𝚇𝚊𝚛𝚞𝚖𝚊𝚑𝚎𝚎𝚗𝚊 𝚊𝚖𝚊 𝚗𝚊𝚐𝚊𝚕...
30/09/2026

Qᴀʟᴀʙ ᴄᴀᴀꜰɪᴍᴀᴀᴅ ᴏᴏ ᴛᴀʏᴏ ꜱᴀʀᴇ ɪʏᴏ ᴅᴀᴍᴀᴀɴᴀᴅ ʙᴜᴜxᴅᴀ ʟᴇʜ ᴜɢᴜꜱᴏᴏ ʜᴀɢᴀᴀɢ SAN Medical Supply
𝙽𝚊𝚐𝚞𝚜𝚘𝚘 𝙱𝚘𝚘𝚚𝚘 𝚇𝚊𝚛𝚞𝚖𝚊𝚑𝚎𝚎𝚗𝚊 𝚊𝚖𝚊 𝚗𝚊𝚐𝚊𝚕𝚊𝚜𝚘𝚘 𝚇𝚒𝚍𝚑𝚒𝚒𝚍𝚑 𝙽𝚞𝚖𝚋𝚎𝚛𝚊𝚍𝚊𝚗
𝖃𝖆𝖗𝖚𝖒𝖆𝖍𝖆 𝕾𝖍𝖎𝖗𝖆𝖐𝖆𝖉𝖉𝖆 𝕮𝖔𝖓𝖙𝖆𝖈𝖙𝖘
📍ᴍᴏɢᴀᴅɪꜱʜᴜ ☎️+252-61-9067124
📍ᴀᴅᴅɪꜱᴀʙʙᴀ ☎️+251-910235151
📍 ʜᴀʀɢᴇɪꜱᴀ ☎️+252-2-524662
📍 ɢᴀʀᴏᴡᴇ ☎️+252-5-847669.
📍ᴊɪɢᴊɪɢᴀ ☎️+251-915062544
📍ʟᴀꜱ,ᴀɴᴏᴅ ☎️ +252-2-755751
📍ʙᴜʀᴄᴏ ☎️+252-63-4365220
🟩𝖂𝖍𝖆𝖙𝖘𝕬𝖕𝖕
63 7612472

fans

Pictures of The Conference.Somaliland Society of Cardiology.Sponsored by SAN Medical Supply.
25/09/2026

Pictures of The Conference.
Somaliland Society of Cardiology.
Sponsored by SAN Medical Supply.

Address

Karam Mall, Benadir Road,Hodan District,
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252633648534

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAN Medical Supply posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAN Medical Supply:

Shortcuts

Share