Nasrudiin Hospital

Call Directions Contact the business

Nasrudiin Hospital Nasrudiin Hospital was established 1st Jan 2015

🌸 DARYEELKA CAAFIMAADKA HAWEENKA                NASRUDIIN HOSPITAL 🌸👩‍⚕️ Dr. Sahra Abdi Gulled🩺 Dhakhtarka Cudurrada Haw...
21/09/2026

🌸 DARYEELKA CAAFIMAADKA HAWEENKA

NASRUDIIN HOSPITAL 🌸

👩‍⚕️ Dr. Sahra Abdi Gulled
🩺 Dhakhtarka Cudurrada Haweenka iyo Daaweyntooda

Hooyo, caafimaadkaaga Waa mudnaanta koowaad . ❤️
Nasrudiin Hospital waxaad ka heli kartaa daryeel caafimaad oo dhammaystiran, kalsooni iyo xirfad Kudhisan.
Adeegyada waxaa kamid ah:

🔹 🤰 Daryeelka Hooyada Uurka leh (Antenatal Care)
🔹 👩‍🍼 Dhalmada iyo Daryeelka Hooyada
🔹 🌸 Cudurrada Haweenka iyo Daaweyntooda
🔹 👨‍👩‍👧 La-talinta Qorsheynta Qoyska
🔹 🎗️ Baarista iyo Daaweynta Cudurrada Taranka
🔹 🌷 Daryeelka Haweenka Da’da Weyn (Menopause)

💙 Nasrudiin Hospital – Caafimaadkaaga, Mudnaanteenna!

📞 Tell: +252 612867064 / +252 610999445
📍 Address: Garasbaley, Isgoyska Tabelaha Sh. Ibrahim

✨ Ha sugin xanuunku inuu bato — caafimaadkaaga maanta daryeel!

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 🏥🌍 Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku dhaqan Garasbaaley iyo nawaaxigeeda, waxa...
19/09/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 🏥
🌍 Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku dhaqan Garasbaaley iyo nawaaxigeeda, waxaa lagu wargelinayaa in uu dhisme ka socdo Isbitaalka, gaar ahaan qeybta ku taalla dhinaca laamiga. 🏗
🔹 Inta uu socdo dhismaha cusub, adeegyada caafimaad ee Isbitaalka waxay si caadi ah uga sii socon doonaan qeybta kale ee Isbitaalka.
👨‍⚕️👩‍⚕️ Waxaad heli doontaan adeegyadii caafimaad ee aad nagu barateen, iyadoo shaqada iyo daryeelka bukaannadana ay si joogto ah u socon doonaan. ❤️
🙏 Waan idinka raali galineynaa wixii carqalad ah ee ka dhasha dhismaha socda, waana idinka mahadcelineynaa fahamkiinna iyo dulqaadkiinna.
🏥 Nasrudiin Hospital
❤️ Caafimaadkaaga, Mudnaanteenna.

🩺 Dr. Ismail Abdi Isak👨‍⚕️ Dhaqtarka Cudurada Guud & Daaweyntooda💙 Daryeel Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo!📍 Garasbale...
17/09/2026

🩺 Dr. Ismail Abdi Isak
👨‍⚕️ Dhaqtarka Cudurada Guud & Daaweyntooda

💙 Daryeel Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo!
📍 Garasbaley, Isgoyska Tabeelaha Sh. Ibrahim
📞 +252 612867064 / +252 610999445

🏥 Nasrudiin Hospital — Caafimaadkaagu Waa Mudnaanta 1aad!

🩺👶 DARYEELKA CARRUURTAADA —WAA MUSTAQBALKA QOYSKAAGA ❤️Ilmahaagu wuxuu mudan yahay daryeel caafimaad oo kalgacal, aqoon ...
17/09/2026

🩺👶 DARYEELKA CARRUURTAADA —WAA MUSTAQBALKA QOYSKAAGA ❤️

Ilmahaagu wuxuu mudan yahay daryeel caafimaad oo kalgacal, aqoon iyo khibrad ku dhisan. 👶💙

🏥 Nasrudiin Hospital wuxuu kuu hayaa adeegyo caafimaad oo gaar ah oo loogu talagalay carruurta, iyadoo uu ku qaabilayo:

👨‍⚕️ Dr. Ali Abdi Mohamed
🩺 Dhaqtarka Cudurrada Carruurta iyo Daaweyntooda

🔹 👶 Kormeerka koritaanka carruurta
🔹 💉 Latalinta talaalka Caruurta
🔹 🩺 Daaweynta cudurrada carruurta
🔹 🫁 Daryeelka neef-qabatinka & xanuunnada neef-mareenka
🔹 🥣 Daaweynta caloosha iyo dheef-shiidka
🔹 ❤️ La-talinta iyo daryeelka caafimaadka carruurta

🌟 Si aad ula kulanto soobooqo xarunteyna.

📞 Nala soo xiriir:
+252 612 867064
+252 610 999445

📍 Garasbaley, Isgoyska Tabeelaha Sh. Ibrahim

❤️ Nasrudiin Hospital — Your Health, Our Care
👉 Caafimaadka ilmahaaga maanta, waa farxadda qoyskaaga berri!

🌸🤍 JIIMCO WANAAGSAN🤍🌸🏥  Nasrudiin Hospital Waxa uu kuu hayaa :💙 Adeeg caafimaad oo tayo leh, dhaqaatiir khibrad leh iyo ...
11/09/2026

🌸🤍 JIIMCO WANAAGSAN🤍🌸

🏥 Nasrudiin Hospital Waxa uu kuu hayaa :
💙 Adeeg caafimaad oo tayo leh, dhaqaatiir khibrad leh iyo daryeel aad ku kalsoonaan karto.

📍 Adress: Garasbaaley, Isgoyska Tabeelaha
📞 Wac:+252 612867064 / +252 610999445

Nasrudiin Hospital – Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteenna.🌿💚

📣  ..Fariin Caaimaad..  Hadii Aad isku aragto Calaamadahan hadhayalsanin ee horay ugaar goob caafimaad si laguu baaro la...
06/09/2026

📣 ..Fariin Caaimaad..

Hadii Aad isku aragto Calaamadahan hadhayalsanin ee horay ugaar goob caafimaad si laguu baaro lagaagana daaweeyo.
soo booqo Nasrudiin Hospital si aad ula kulanto dhaqtarkeena Cudurada guud iyo Daaweyntooda.

Isbitaalka waxa uu kuyaalaa:
🛑Garasbaaley,Isgoyska tabeelaha sh.ibraahim-Muqdisho.
📞wac: +252 612867064 / +255 610999445.

Jimco wanaagsan.NASRUDIIN HOSPITAL waa hoyga daryeelka Bulshada.Isnitaalka waxa uu kuyaalaa Garasbaley,isgoyska tabeelah...
04/09/2026

Jimco wanaagsan.
NASRUDIIN HOSPITAL waa hoyga daryeelka Bulshada.
Isnitaalka waxa uu kuyaalaa
Garasbaley,isgoyska tabeelaha sh.ibraahim,muqdisho
Nagalasooxiriir
+252 612867064 / +252 610999445.

Nasrudiin Hospital waa xaqabtiraha baahiyahaaga caafimaad.

🏥 NASRUDIIN HOSPITAL 🤰 QEYBTA DHALMADA – 24/7Hooyo kasta waxay mudan tahay daryeel caafimaad oo tayo leh, ammaan ah, nax...
02/09/2026

🏥 NASRUDIIN HOSPITAL

🤰 QEYBTA DHALMADA – 24/7

Hooyo kasta waxay mudan tahay daryeel caafimaad oo tayo leh, ammaan ah, naxariis leh, iyo adeeg joogto ah.

🏥 Qeybta Dhalmada ee Nasrudiin Hospital waxay kuu diyaarisay adeeg 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii, si hooyooyinka iyo dhallaanka ay u helaan daryeel caafimaad oo wanaagsan.

🌸 Adeegyadayada Uu isbitaalka kuu diyaariyey waxaa ka mid ah:

🤰 Daryeelka hooyada uurka leh.
🩺 La socodka uurka & baaritaannada muhiimka ah.
👶 Daryeelka dhallaanka cusub.
❤️ Daryeelka hooyada kadib dhalmada.
🏥 Dhalmo caadi ah & adeegyada qalliinka dhalmada.
🚑 Adeeg caafimaad oo 24/7 ah.

✨ Badbaadada Hooyada iyo dhallaankeeda waa Mudnaanteenna.
💙 Nasrudiin Hospital – Daryeelkaaga, Waa Mas’uuliyaddeenna.

📞 Nagala soo xiriir:
☎️ +252 612 867064
☎️ +252 610 999445
📍 Address: Garasbaaley, Isgoyska Tabeellaha.

🚑 GARGAAR DEG-DEG AH 24/7 — NASRUDIIN HOSPITAL🏥Marka xaalad deg-deg ahi timaaddo, waqtigu waa muhiim! ⏰NASRUDIIN HOSPITA...
26/08/2026

🚑 GARGAAR DEG-DEG AH 24/7 — NASRUDIIN HOSPITAL🏥

Marka xaalad deg-deg ahi timaaddo, waqtigu waa muhiim! ⏰
NASRUDIIN HOSPITAL wuxuu kuu diyaariyey adeega gargaagka deg-dega ah 24 saac ah . ❤️

🚑Adeeg Gargaarka Deg-degga ah
👨‍⚕️ Koox Khibrad uleh adeega.
❤️ Daryeel & Caafimaad Tayo Sare Leh
🛡️ Ammaan, Daacadnimo.

📞 NagalaxSoo Xiriir:
+252 612 867064 / +252 610 999445

📍 Garasbaley, Isgoyska Tabeelaha Sh. Ibrahim

NASRUDIIN HOSPITAL
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna. ❤️🏥

Address

Garasbaley, Isgoyska Tabeelaha Sh. Ibraahim
Mogadishu

Telephone

0618004445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasrudiin Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nasrudiin Hospital:

Shortcuts

Share