Saacid Eye and Ear Center

Call Directions Contact the business

Saacid Eye and Ear Center Daaweyn iyo Daryeel Caafimaad

Salaadda ilaali, wanaagga dadka far, carruurtaadana ku barbaari jacaylka Alle iyo akhlaaq wanaagsan
30/10/2026

Salaadda ilaali, wanaagga dadka far, carruurtaadana ku barbaari jacaylka Alle iyo akhlaaq wanaagsan

👁️ Badbaadi araggaaga dunida quruxdeeda isaga ayaad ku aragtaa!Daryeelka indhahaaga mudnaan sii. Ku soo booqo SAACID EYE...
27/10/2026

👁️ Badbaadi araggaaga dunida quruxdeeda isaga ayaad ku aragtaa!

Daryeelka indhahaaga mudnaan sii. Ku soo booqo SAACID EYE AND EAR CENTER si aad u hesho baaritaan iyo talo ku habboon baahidaada.

📞 0615459963 | 0615888944
📍 Bakaaro, Maalin-Taajir, Waddada Carwo ITKO.


🦷 Cirridkaagu ma dhiig baxaa markaad cadayanayso?Ha iska indhatirin midaas oo caafimaadka afkaaga mudnaan sii!🏥 Booqo SA...
26/10/2026

🦷 Cirridkaagu ma dhiig baxaa markaad cadayanayso?
Ha iska indhatirin midaas oo caafimaadka afkaaga mudnaan sii!

🏥 Booqo SAACID EYE AND EAR CENTER, ballantaadana qabso maanta.

📞 0615459963 | 0615888944
📍 Bakaaro, Maalin-taajir, Waddada Carwo ITKO.

Jimco Mubarak
23/10/2026

Jimco Mubarak

Muuqaal qurux badan wuxuu ka bilaabmaa okiyaale kugu habboon!SAACID Eye and Ear Center ka dooro okiyaale kuu kordhiya qu...
22/10/2026

Muuqaal qurux badan wuxuu ka bilaabmaa okiyaale kugu habboon!

SAACID Eye and Ear Center ka dooro okiyaale kuu kordhiya qurux iyo kalsooni.

📞 Hadda nagaso wac: 0615459963 / 0615888944
📍 Bakaaro, Maalin-Taajir, Waddada Carwo ITKO


Indhahaagu waa qaali ee ha xoqin Nadaafaddooda ilaali, kana naso shaashadaha mararka qaar.Daryeelka araggaaga kala xirii...
19/10/2026

Indhahaagu waa qaali ee ha xoqin
Nadaafaddooda ilaali, kana naso shaashadaha mararka qaar.

Daryeelka araggaaga kala xiriir Saacid Eye and Ear Center.

📍 Bakaaro, Maalin-Taajir, Waddada Carwo ITKO 📞 0615459963 | 0615888944


Araggaaga mudnaan sii! Booqo SAACID Eye and Ear Center si indhahaaga loo baaro.📍 Bakaaro, Maalin-Taajir, Waddada Carwo I...
17/10/2026

Araggaaga mudnaan sii! Booqo SAACID Eye and Ear Center si indhahaaga loo baaro.

📍 Bakaaro, Maalin-Taajir, Waddada Carwo ITKO. 📞 0615459963 | 615888944


Jimco Mubarak
16/10/2026

Jimco Mubarak

Waxan ummada Soomaliyeed la xuseyna Xuska Maalinta Calanka Soomaliyeed🩵
12/10/2026

Waxan ummada Soomaliyeed la xuseyna Xuska Maalinta Calanka Soomaliyeed🩵

ARKA AYAA WAX AKHRIYA!Aragga wanaagsan waa furaha waxbarashada iyo mustaqbalka carruurta.✅️SAACID EYE AND EAR CENTER wax...
11/10/2026

ARKA AYAA WAX AKHRIYA!

Aragga wanaagsan waa furaha waxbarashada iyo mustaqbalka carruurta.

✅️SAACID EYE AND EAR CENTER waxay mudnaan siinaysaa caafimaadka indhaha carruurtaada, si ay wax u bartaan iyagoo si cad wax u arkaya.

📞 Nala soo xiriir: 0615459963 | 61 5888944
📍 Goobta: Bakaaro Maalin-taajir, Waddada Carwo ITKO.

Address

Baar Ubax Street
Mogadishu
252

Telephone

+252614777280

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid Eye and Ear Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saacid Eye and Ear Center:

Shortcuts

Share