16/08/2026
Birmad Polyclinic – Daryeel & Caafimaad 🤍🩺
Waxaan ku faraxsannahay inaan idinla wadaagno in Birmad Polyclinic ay diyaar u tahay bixibta adeegyo caafimaad oo tayo leh, baaritaanno iyo daaweyn.
📍 Goobta: Isgooska Korontada, Madiina, Muqdisho, Soomaaliya
📱 WhatsApp: 0619997767
Birmad Polyclinic — Care & Cure.