01/11/2026
Quruxda dhabta ah
Gabadheyda qaaliga ah, quruxda dhabta ahi ma aha muuqaalka oo keliya, ee waa qalbi wanaagsan, akhlaaq suuban iyo Alle ka cabsi.
💓 Ilaali salaaddaada
Gabadha doonaysa xasilloonida qalbiga, ha dayicin xiriirka ka dhexeeya iyada iyo Rabbigeed
📚 Cilmiga baro
Gabadheyda, ha ku mashquulin. quruxda adduunka oo keliya, ee ku dadaal cilmi diineed iyo mid adduunba oo ku anfaca.🤎🥹🫶🏻💐.Insha alaah.
Daaciyad Deeqa Haaji .