Dr. Social Opticals

Call Directions Website Contact the business

Dr. Social Opticals Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Social Opticals, Medical and health, Degmada Dharkenley , Jaale Siyaad-Road, Mogadishu.

🕶️Opticals Tayo sare leh
👓Muraayado arag & sunglasses casri ah
✨Frames Qurux badan, Lenses tayo leh
📍Dharkeynley - Tawakayo madow, Suuq liif & Kaxda
📞 61 3732200/61 4947575/61 4798282
/61 9758975

05/10/2026

Adigane nagu kaalay Dr. Social Opticals Degmada Dharkenley Iyo Degmada Kaxda Isgooska tabakayo Madow Naga soo wac Tell Number-61 3732200

02/10/2026

✨Blue Cut ka hel Dr. Social Opticals si aad ugu raaxaysato muraayado casri ah oo kaa caawinaya yaraynta iftiinka buluuga ah..
📍 Tabakayo Madow, Degmada Dharkenley
📞 61 3732200
Drsocialeye Hospital

👓 Ku soo dhawoow Dr. Social Opticals! ✨Ma raadinaysaa ookiyaal qurux badan, tayo sare leh, oo si fiican kugu habboon? 😎D...
01/10/2026

👓 Ku soo dhawoow Dr. Social Opticals! ✨

Ma raadinaysaa ookiyaal qurux badan, tayo sare leh, oo si fiican kugu habboon? 😎
Dr. Social Opticals waxaad ka heli doontaa ookiyaalo casri ah oo isku dara muuqaal raaxo iyo ilaalinta aragaaga……

Ha sugin—maanta na soo booqo oo dooro ookiyaalka kugu haboon! 💙

Dr. Social Opticals — Araggaaga iyo quruxdaadu waa mudnaantayada!

Tell us:61 3732200

Jumma Mubaarak.👓 Aragtidaadu waa mudnaanteenna.📍 Xarumaha Dr Social Opticals📞 0619758976
02/07/2026

Jumma Mubaarak.

👓 Aragtidaadu waa mudnaanteenna.

📍 Xarumaha Dr Social Opticals
📞 0619758976

  ✨🌙Bahda Dr. Social Opticals waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan muna...
24/06/2026

✨🌙

Bahda Dr. Social Opticals waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Yawmul Caashuuraa.

Ilaahay ha naga aqbalo cibaadada, soonka iyo camalka wanaagsan, hana nagu gallado caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Alle ha inaga dhigo kuwii kheyrka ku tartama, dambigoodana la dhaafo.

📍 Location: Xarumaha Dr. Social Opticals
📞 Contact: 0619758975

👓🌙

💻SHAASHADAHA IFTIINKA LEH MA U ADEEGSATAA SI DARAN? ❌Ilaali Caafimaadka Indhahaaga!Haddii aad waqti badan ku qaadato Mob...
21/06/2026

💻SHAASHADAHA IFTIINKA LEH MA U ADEEGSATAA SI DARAN? ❌

Ilaali Caafimaadka Indhahaaga!

Haddii aad waqti badan ku qaadato Mobile, Laptop ama Computer & shaashadaja kale indhahaagu waxay la kulmi karaan daal, qalayl iyo madax-xanuun ka dhasha iftiinka.

. Social Opticals waxay kuu haysaa Anti Blue Light Glasses oo kaa caawinaya:

✅ Yareynta daalka indhaha
✅ Ilaalinta aragga marka aad shaashadaha isticmaasho
✅ Kordhinta raaxada akhriska iyo shaqada

📍 Nagu soo booqo: Dr. Social Opticals
📞 Nala soo xiriir: 0619758975

Dr. Social Opticals – Your Vision Is Our Priority. 💚

👓💻✨

Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriyada 1448.Bahda Dr. Social Opticals waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummad...
16/06/2026

Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriyada 1448.

Bahda Dr. Social Opticals waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda barakaysan ee Sanadka Cusub ee Hijriyada 1448.
كل عام وأنتم بخير 🌙

📞 Nala soo xiriir: 0619758975

🌙💚

👓 OOKIYAALAHA TAYADA LEH WAA SAAXIIBKA UGU DHOW EE INDHAHAAGA.Aragga wanaagsan wuxuu bilaabmaa marka aad doorato ookiyaa...
15/06/2026

👓 OOKIYAALAHA TAYADA LEH WAA SAAXIIBKA UGU DHOW EE INDHAHAAGA.

Aragga wanaagsan wuxuu bilaabmaa marka aad doorato ookiyaalaha saxda ah Dr Dr. Social Opticals.
waxaan kuu haynaa muraayado casri ah oo tayo sare leh, kuwaas oo ku habboon baahidaada isla markaana kor u qaadaya muuqaalkaaga.

📞 Nala soo xiriir: 0619758975
📍 Goobta: Dr. Social Opticals

  Mubaarak.📍 Location: Degmada Dharkenlay📞 Contact: 0613732200
12/06/2026

Mubaarak.

📍 Location: Degmada Dharkenlay
📞 Contact: 0613732200

👓 ARAG WANAAGSAN IYO MUUQAAL QURUX BADAN HAL MEEL KA HEL.Doorashada  Dr. Social Opticals waxay kaa dhigeysaa qof doortey...
09/06/2026

👓 ARAG WANAAGSAN IYO MUUQAAL QURUX BADAN HAL MEEL KA HEL.

Doorashada Dr. Social Opticals waxay kaa dhigeysaa qof doortey oo kiyaalo xarago badan.

✅ Muraayado tayo leh oo casri ah
✅ Baaritaan indho oo xirfad leh
✅ Adeeg degdeg ah iyo qiime macquul ah

Aragti wanaagsan waxay kuu horseeddaa indho caafimaad qaba.

📞 Nala soo xiriir: 0619758975
📍 Booqo: Dr. Social Opticals

Dr. Social Opticals – Your Vision Is Our Priority. 👓

✨👓

Address

Degmada Dharkenley , Jaale Siyaad-Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252614947575

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Social Opticals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr. Social Opticals:

Shortcuts

Share

Nearby health & beauty businesses