10/11/2026
KA FAA’IIDEYSO FURSADDAN – BAARITAANKA INDHAHA OO BILAASH AH!
𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 oo kaashanaya 𝐂𝐡𝐚𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 waxuu bulshada u qabanayaa ololaha baaritaanka indhaha oo bilaash ah, gaar ahaan dadka qaba sonkorowga.
📅 11–12 November
🗓️ Arbaco iyo Khamiis
⏰ Ololuhu wuxuu soconayaa muddo 2 maalmood ah.
Ka faa’iidayso fursaddan si aad u hubiso caafimaadka indhahaaga.
📍 Mogadishu Specialist Hospital
📞 9696 | 0610339696